Wa'y Platform

Wa'y Platform Hoyga Wacyigelinta iyo Buraarajinta Bulshada

Qalabkii ugu horeeyey ee aan ku bilowgay Studio Waý Platform 2019kii , waxaana abaalkeeda lahaa Eng. Mohamed Farma
01/08/2023

Qalabkii ugu horeeyey ee aan ku bilowgay Studio Waý Platform 2019kii , waxaana abaalkeeda lahaa Eng. Mohamed Farma

Eng Mohamed Abdilahi Farma
Wuxuu nagu wareejiyay qalabka wax lagu duubo oo dhamaystiran ...
Mahadsanid inbadan walaalkeen

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير..Ciid wanaagsan, ciidaan ciiďeda cimri iyo caafimaad iyo cibaado leh Alle hanugu gaarsiiyo ...
28/06/2023

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير..
Ciid wanaagsan, ciidaan ciiďeda cimri iyo caafimaad iyo cibaado leh Alle hanugu gaarsiiyo ..
Meel walbo aad joogtaanna farxad ku ciida ...
Acmaasha iyo cibaadooyinka Ilaahay hanaga wada aqbalo 🤲

09/06/2023

Madasha Jimcaha 12 | Oday dhaqameed
🗓 22 January 2021

Labadaan aragti tee taageersantahay : ⁉️- Qofka dhibta kusoo noolaaday; qaraarka nolosha soo dhadhamiyey ayaa wax qabsad...
05/06/2023

Labadaan aragti tee taageersantahay : ⁉️
- Qofka dhibta kusoo noolaaday; qaraarka nolosha soo dhadhamiyey ayaa wax qabsada noloshiisana mustaqbalka waxwayn kusoo kordhiya..
- Qofka waxwalboo hormarkiisa nololeed sii xoojinaya ay u dhanyihiin ama haysta , cunto wax la xirto iyo dhamaan waxa waxbarashadiisa ku saabsan aan waxba ka maqnayn ayaa isbedel wayn iyo guulo kusoo dabaala noloshiisa berito ah..

Waxaad moodaysaa labadaan beri in Baydhabo bandhigyada buugaagta ay si xowli ah uga socdaan .. maantana   kale iyo buug ...
04/06/2023

Waxaad moodaysaa labadaan beri in Baydhabo bandhigyada buugaagta ay si xowli ah uga socdaan .. maantana kale iyo buug kale , nin meel fog nooga yimid ayaa buug inoo keeney ; Qoraa Abdikadir Abdulbari iyo buugiisa oo la magac baxay # POISON ON OUR PLATE # .
Dabcan wax badan ayaad kaga bogan doontaan , kasoo qaybgal wacan galabta iyo Haldoor Hall Baydhabo ..

01/06/2023

Hal fariin aad jeceshahay inaad la wadaagto wa'y platform family noo reeb !

  🗓 Jimco.18.01.2019 Jimco wanaagsan
26/05/2023

🗓 Jimco.18.01.2019
Jimco wanaagsan

26/02/2023

Asalaamu Aleykum .. Duhur wanaagsan ..
See la yahay 👋

25/12/2021

Takoorkaad nagula kacdaan awgiis salaada ma gooni baan u tukunaa marka!

17/12/2021

Wax ka ogow xogo ku saabsan xarumaha cilmi Baatista? Dr. Ashkir Nur

13/12/2021

Quraanka Loox maad kuso dhigatay , Mase buug iyo qalin ?

Address

Maltepe, Gazi Mustafa Kemal Boulevard , Çankaya/Ankara
Ankara
06700

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wa'y Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wa'y Platform:

Share

Category

Wa’y Platform

In the goodness of our community we serve ..