05/08/2025
🎉 War farxad leh!
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in carwada warshadaha Soomaaliyeed 2025 (Somali Industrial Expo 2025) la qaban doono sannadkan!
👉 Waxaan halkan uga mahadcelinaynaa dhammaan:
🔹 Ka-qaybgalayaasha : kuwaasoo hal-abuurnimada iyo dadaalkooda kobcinaya warshadaha gudaha
🔹 Bandhigeyaasha : kuwaa soo bandhigaya wax soo saarka iyo adeegyada horumarsan
🔹 Kafaala-qaadayaasha: taageeradooda qiimaha leh ay suurto gelisay hirgelinta dhacdadan sannad kastaba.
📢 Sanadkan 2025 wuxuu noqon doonaa mid ka ballaaran, ka casrisan, kana saameyn badan sidii h**e!
Haddii aad dooneyso inaad qeyb ka noqoto, la soco faahfaahinta dhawaan soo bixi doonta.
📍
📩 .so
🔔 Stay tuned – wixii faahfaahin ah waa dhowaan!