Hundubey Events management

Hundubey Events management we will make one of your Dreams come true

Hundubey Events waxay ku faanaysaa inay hirgelisay naqshad istiraatiiji ah iyo waayo-aragnimo muuqaal ah oo loogu talaga...
09/02/2026

Hundubey Events waxay ku faanaysaa inay hirgelisay naqshad istiraatiiji ah iyo waayo-aragnimo muuqaal ah oo loogu talagalay munaasabadda Xil-wareejinta Taliska CXDS.

Munaasabadda waxaa Kaso qeyb Galay madax iyo masuuliyiin ka kala socoto Dowladda oo ugu horeyo Raโ€™iisul Wasaaraha (OPM Somalia) Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan Nashqadeynay Munasabada Xil-warejinta iyo sodhaweynta Taliyaha cusub, innaga oo aheyn saaxiibka oo ay bahda qaban-qaabiyaasha no xusheen qurxinta,iyo maareynta Munaasabadda Guud ee heerkiisu sareeyay.
Hundubey Events management
Make every moment memorable.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ayaa soo Qaban-Qabisay aqoon is-weydaarsi ay soo agaasintay iyadoo kaashaneysa U...
26/10/2025

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ayaa soo Qaban-Qabisay aqoon is-weydaarsi ay soo agaasintay iyadoo kaashaneysa Ururka Jaamacadda Carabta kaas oo socday mudo saddex maalmood ah waxaana loo qabtay qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha dalka iyo qaybaha kala duwan ee ururrada dhallinyarada.

23/10/2025

Muuqaal kooban oo xafladdii Abaalmarinta Caafimaadka 2025.
mahadcelin & abaalmarinโ€ฆ dhammaan hal muqaal ku daawo

Hundubey Events management waxay ku faraxsan tahay in ay Somali Health Awards 2025 nagu abaalmarisay Excellence Award ta...
22/10/2025

Hundubey Events management waxay ku faraxsan tahay in ay Somali Health Awards 2025 nagu abaalmarisay Excellence Award taasoo aan ku muteysanay Sannadki 6aad Dadaalkeena, Hogamined heerka sare iyo u heellanida tayada sare ee shaqada aan heyno.
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena iyo kooxdeena, kuwaas oo naga caawiyay in aan gaadhno guulahan.
Hundubey Events management

Waxaan faraxad Inoo ah inan si joogta ah Sanadki 6aad Ay Nosoo xushtan in aan u Nashqadeno Xafladda(Munaasabadda) Abaal ...
21/10/2025

Waxaan faraxad Inoo ah inan si joogta ah Sanadki 6aad Ay Nosoo xushtan in aan u Nashqadeno Xafladda(Munaasabadda) Abaal marinta Cafimaadka Somali Health Awards oo 20 Abaalmarin gudoonsiisey dhaqaatiir iyo xarumo Caafimaaad oo bulshada si wanaagsan ugu adeegay.

Waxaan si joogta ah Sanadki 3aad ku faraxsanahay in aan ka qayb Ahen shirka bangiyada iyo maaliyadda Soomaaliyeed oo ay ...
12/10/2025

Waxaan si joogta ah Sanadki 3aad ku faraxsanahay in aan ka qayb Ahen shirka bangiyada iyo maaliyadda Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabiyeen ururka bangiyada Soomaaliyeed,Shirkan oo ka dhacay Muqdisho 05-oct-25 ayaa sannadkan diiradda lagu saaray sidii loo kobcin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya oo ay kaalin xooggan ku leeyihiin hay'adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.

06/10/2025

We always keep your memories
Here are the highlights of SBF25
Hundubey Events management

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐š๐›๐š๐ง ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.M...
17/08/2025

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐š๐›๐š๐ง ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.

Muqdisho 2,Aug,2025; Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa furey munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo maanta oo kale laga xuso Caalamka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaardda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Xildhibaano, Ururka Dhakhaatiirta, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka, xubno sare oo ka socday Heyโ€™addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, Culamaa,udiin, Dhaqaatiir, bahda Caafimaadka, iyo marti sharaf kale.

Waxaa Sharaf Inoo Ah inaan Agaasino islamarkaana Qurxinno Munaasabadda xuska maalinta Naas-nuujinta Aduunka 02-August-2025

โ€œTAAGEER KOR U QAADIDDA NAAS-NUUJINTA, SI ILMA WALBA OO SOOMAALIYEED UU U HELO NAS NUUJIN KU FILANโ€

Connect with us!
๐Ÿ’ฌ Send us a DM
๐Ÿ“ž 00252616653164
๐Ÿ“ง [email protected]

07/08/2025

WBW25

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay abaalmarinta aan ka helnay Wasaaradda Caafimaadka, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowla...
02/08/2025

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay abaalmarinta aan ka helnay Wasaaradda Caafimaadka, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya (Ministry of Health- Somalia), oo uu si rasmi ah noogu guddoonsiiyay HE. Dr. Ali Haji Adam, iyadoo lagu maamuusay kaalinteedii. Hundubey Events management

Shirkadda waxaa matalayay CEO Hanna Hundubey, iyadoo lagu abaalmariyay doorkeeda hoggaamineed ee Xuska Naas-Nuujinta 2025.

Shahaadadani waxay muujinaysaa dadaalkeena iyo xirfadda sare ee aan ku soo bandhignay naqshadeynta, qurxinta, iyo maareynta munaasabadda.

Hundubey Events Management
Make every moment memorable.

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Warbixinta Maamulka Maaliyadda Soomaaliy...
28/06/2025

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Warbixinta Maamulka Maaliyadda Soomaaliya ee sannadka 2024.
Farxad aan la qiyaasi karin ayay innoo tahay inaan agaasinno shir heerkiisu sarreeyay kaas oo ay qeyb ka yihiin masuuliyiin ka kala socotay dowladda Federalka ee Soomaaliya iyo Bangiga adduunka.
Hundubey Events

Sharaf ayay noo tahay in aan ka mid noqono Daahfurka Wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano.Munaasabadda waxaa ka soo qeyb ...
20/05/2025

Sharaf ayay noo tahay in aan ka mid noqono Daahfurka Wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano.
Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay madax iyo masuuliyiin ka socoto Dowladda oo ugu horeyo
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane H.E Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa si rasmi ah u daahfuray Wejiga Labaad ee Barnaamijka Baxnaano.
Hundubey Events management

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:30

Telephone

+252616653164

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hundubey Events management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hundubey Events management:

Share

Category