Super Travel and Logistic Services

Super Travel and Logistic Services Macmiil Super travel and logistic waxay kuu haysaa ticket gudaha wadanka ah iyo Dibada iyo Visa

safar raaxo leh, qiimo jaban, iyo adeeg hufan!Ka hel tigidhkaaga ama dir xamuulkaaga adigoo nala soo xiriiraya maanta.📱 ...
16/06/2025

safar raaxo leh, qiimo jaban, iyo adeeg hufan!
Ka hel tigidhkaaga ama dir xamuulkaaga adigoo nala soo xiriiraya maanta.
📱 614339569 | 615116711 | 619631461
📧 [email protected]

Ogaysiis dhamaan macmisheyna waxaa diyaar ah. Duulimaadkii. Khamiis kasta ahaa. Eee Mogadishu to Galdogob -  Galdogob to...
05/05/2024

Ogaysiis dhamaan macmisheyna waxaa diyaar ah. Duulimaadkii. Khamiis kasta ahaa. Eee Mogadishu to Galdogob - Galdogob to Moqdisho.
Nala soo xariir
Mahadsanidiin.🙏

Dhaman macaamiisheena sharafta leh.  waxan ogaysinaynaa in maalin kasta oo  khamiis Ah oo jiro flight ah  Mogdisho-Galdo...
25/12/2023

Dhaman macaamiisheena sharafta leh. waxan ogaysinaynaa in maalin kasta oo khamiis Ah oo jiro flight ah
Mogdisho-Galdogob-Mogdisho.

Fadlan nala soo xiriir si aan kugu adeegno.

Mahadsanid..

03/11/2023
21/02/2023

Dhaman macaamiisheena waxan ogaysinaynaa in maalinta khamiista ee taariikhdu ku beegantahay 23Feb23 uu jiri doono dulimaadkeenii
Mogdisho-Galdogob-Mogdisho.

Waxan idin ka raali galinaynaa muddadii dulimaadyadeena hakad ku ku yimid,waxan rajaynaynaa in adeegeenu noqdo mid joogto ah.

Fadlan nala soo xiriir si aan kugu adeegno.

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah kulliyadda Engineering ka fadla...
21/12/2022

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah kulliyadda Engineering ka fadlan nala soo xiriir si aad faah faahin dheeraad ah u hesho.

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah fadlan nala soo xiriir si aad f...
18/12/2022

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah fadlan nala soo xiriir si aad faah faahin u hesho.

02/12/2022

Super Travel waxay idiin samayn adeeg Cargo Mogdisho.Galdogob
Nala soo xiriir si aan kugu adeegno
61 4950321

28/11/2022

Maanta oo isniin ah ayay buuxsantay diyaaradda Khamiista Mogdisho-Galdogob,waxan ka raali galinaynaa macaamiil badan oo daafaha caalamka nagala soo xariiray inanan boosas u heli karin asbuucan,waxaa ka fakaraynaa inan soo siyaadino duulimaad 2aad asbuucii wana idinla soo wadaagi doonaa malinta aan ka dhigno

Waxaa Dhamad ku dhow kuraasta diyaaradda Khamiista Mogdisho-Galdogob-Mogdisho fadlan nala soo xariir si aan ku siino ade...
26/11/2022

Waxaa Dhamad ku dhow kuraasta diyaaradda Khamiista Mogdisho-Galdogob-Mogdisho fadlan nala soo xariir si aan ku siino adeeg hufan oo deg deg ah.

61 4950321

Waxaa Soo xirnay counterka diyaaraddii Galdogob dulimaadkii ugu horeeyay ee rakaab ah.
24/11/2022

Waxaa Soo xirnay counterka diyaaraddii Galdogob dulimaadkii ugu horeeyay ee rakaab ah.

22/11/2022

Qaar kamid ah dadka Somaliyeed ee Dagan gobolka Doolo ee dariska la ah Gobolka Mudug oo xiriiro nala soo sameyay ayaa soo dhaweyay dulimaadka cusub ee Mogdisho-Galdogob waxay noo sheegeen inay horay uga dagi jireen magaalooyin fog fog oo waqti iyo dhaqale badan ba ka bixi jiray.

Address

WADADA MAKA AL-MUKARAMAH, ISGOYSKA DABKA
Mogadishu

Telephone

+252614950321

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Super Travel and Logistic Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Super Travel and Logistic Services:

Share

Category