Sara Event Management

Sara Event Management Sara Services is a trusted partner in crafting unforgettable event experiences. We transform visions into carefully planned and flawlessly executed events.

Farxad weyn ayay noo tahay inaan helno Bilad Sharaf ay na guddoonsiisay Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Jamhuur...
06/08/2026

Farxad weyn ayay noo tahay inaan helno Bilad Sharaf ay na guddoonsiisay Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasoo lagu aqoonsaday kaalintii aan ka qaadanay hirgelinta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (Somalia Maritime Conference 2026).

Waxaa farxad weyn noo ah inaan ka qeyb qaadanno hirgelinta iyo abaabulka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ( ) oo s...
05/08/2026

Waxaa farxad weyn noo ah inaan ka qeyb qaadanno hirgelinta iyo abaabulka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ( ) oo socday muddo laba maalmood ah.

Waxaan si buuxda ugu dadaallay diyaarinta iyo fulinta adeegyada munaasabadda, si ay uga tarjumaan heerka, sharafta, iyo muhiimadda shirkan qaran ee lagu mideeyay daneeyayaasha horumarinta badaha Soomaaliya.

08/07/2026

Waxaa farxad weyn noo ah inaan qurxinay munaasabadda qalin-jebinta ee Jaamacadda Sağlık Bilimleri ee Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi-baarista Recep Tayyip Erdoğan.

Waxaan ku dadaallay in goobta loo diyaariyo si ka tarjumaysa qiimaha, sharafta iyo farxadda maalintan gaarka ah.

Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay ku gaaraan guulo waaweyn.

Recep Tayyip Erdoğan Eğitim ve Araştırma Hastanesi Sağlık Bilimleri Üniversitesi mezuniyet törenini dekore etmekten büyük mutluluk duyduk. Tüm mezunları tebrik ediyor, başarılarla dolu bir gelecek diliyoruz.

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan qurxinay munaasabaddii qaran ee lagu xusay 1-da Luulyo, laguna qabtay Daljirka Daahsoon....
02/07/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan qurxinay munaasabaddii qaran ee lagu xusay 1-da Luulyo, laguna qabtay Daljirka Daahsoon.

Waxaan ku faraxsanahay in nalagu aamino qurxinta munaasabado heer qaran ah, annaga oo mudnaanta siinayna hal-abuur, tayo iyo adeeg xirfad leh.

Sara Services – Qurxin & Abaabul Xirfad Leh.

01/07/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan qurxinay munaasabadda lagu xusay Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed ee 1-da Luulyo, oo lagu qabtay Isbitaalka Tababarada iyo Cilmi-baarista Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho, Soomaaliya–Türkiye.

Sara Services – Qurxin & Abaabul Xirfad Leh.

01/07/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan qurxinay munaasabadda xarig-jarka Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta.

Sara Services – Qurxin & Abaabul Xirfad Leh.

27/06/2026

Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan qabanqaabino oo aan qurxino munaasabadda lagu xusay maalintii taariikhiga ahayd ee Gobollada Waqooyi Soomaaliyeed ay xorriyadda qaateen.

Waxaan xusuusaneynaa halyeeyadii naftooda u huray xorriyadda AUN, annagoo u rajeynayna Soomaaliya nabad, midnimo iyo horumar waara.

Nagu dooro qurxin heer sare ah & abaabul xirfad leh.

Sara Services waxay dhammaan macaamiisheeda, howlwadeenadeenna iyo bulshada Muslimiinta u rajaynaysaa sannad barako iyo ...
16/06/2026

Sara Services waxay dhammaan macaamiisheeda, howlwadeenadeenna iyo bulshada Muslimiinta u rajaynaysaa sannad barako iyo guulo waara leh.

كل عام وأنتم بخير

24/05/2026

Waxaan ku faraxsanahay in aan si heer sare ah u maamulnay una qurxinay xafladda xarig jarka Machadka Soomaaliyeed ee Badaha.
Sara Events mar walba waxay diyaar u tahay inay idinla garab istaagto abaabulka, maamulka iyo qurxinta dhammaan noocyada munaasabadaha, si ay munaasabadihiinnu u noqdaan kuwo si gaar ah loo xasuusto isla markaana leh muuqaal qurux badan oo heer sare ah.


Address

Suite 704, Adani Tower, 7th Floor, Maka Al-Mukarama Road, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613866664

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sara Event Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sara Event Management:

Shortcuts

Share

Category