Cadde Muuse Offical

Cadde Muuse Offical الحمد لله الذي أنعم علينا وهدانا للإسلام 🤲❣️

19/11/2025
19/11/2025

Rabbi kacabso iyo Rag iska Riix Meel mawadagalaan,

Magaalada Caasimadda ah Ee Muqdisho Maanta Nabad Waaye Ee Ishii Bogtaay Ku Bikaacso‼️👁

Waxaana Alle Ka Baryeynaa in uu Nagu waariyo 🇸🇴🤝❣️

Inta Ku Faraxsan Xasiloonida, Maatakorista, Masaakiin U Maciinta Astaanta Midnimada Umadda Soomaaliyeed Ee Xamar Meel Fog Hagaarsiiyaan Muuqaalkaan🙏

19/11/2025

In Qalbigaaga Aad Ogtahay Oo Aad Ka Dareentid in Hamadda Sarre Ay U Baahan Tahay Shaqo Sarre|✍️📚🎓❣️

18/11/2025

Soomaaliya Ayaa Waxaa lagu Tilmaamayaa Maanta in ay ku Jirto Xilligii ugu Amniga badnaa Muddo kabadan Rubac Qarni, Waxa ayna kasoo kabanaysaa Bur-burkii iyo Hubanti la,aantii ay ku Jirtay Tan iyo Markii ay Meesha Kabaxday Dawladdii Dhexe, inkastoo ay Daruufo Dhaqaale iska jiraan

18/11/2025

Federaalka Soomaaliya Ay Qaadatay Makala fogaashaa Masse Waa Farsamo Hoos loogu Daadajinaayo Haykalka Dawladnimo❓️🇸🇴🤝

🫵Adiga Maxay kulatahay❓️👎

17/11/2025

Dhalinta Badaha ku Dhinta Hadya jeer, kuwa Gudaha Dalka iyagoo Mudda Wax soobartay Bilaa Camalka ah iyo kuwa Daroogada iyo Dugsi la,aanta ah Ee Gidaarada Waddooyin Caasimadda Ku Dandareesan Yaa kamasuul ah oo looga Fadhiyaa in Ay Wax u Qabato❓️😭

Address

Mogadishu

Telephone

+252610954748

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadde Muuse Offical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share