Boolimoog Football Academy

Boolimoog Football Academy This academy was set up to teach the basics of football to the level of almost complete understanding
(1)

Marka macallin soomaali cabasho keeno waa dambiile, laakin marka koox European ah cabato, xitaa garsoorka  Soomaaligaa w...
13/03/2025

Marka macallin soomaali cabasho keeno waa dambiile, laakin marka koox European ah cabato, xitaa garsoorka Soomaaligaa waa kasoo hadlaa.

They make you look toxic to the world. Garsoor kale qaladkiisaa ka hadlee kii adiga aad sameysay ama horyaalkaaga ka dhacay shaqo kuma lihid miyaa. Cajiib.

Kooxdeyda Raadsan intan joogay waxaa lagu sameeye qaladaadki u badnaa wiliba qaar kuma tilmaami karin qalad wuxuu ahaa kutala gal..

Raadsan waa kooxdi cadaalad darrada ugu badan lakulantay horyaalka Somali national league 2024/25. Marka ad tiraahdo maya, enough is enough, they will unfairly fine you, which they did to me.

UEFA lagaa hadlaa iyo qaarad kale oo an shaqo lagu leheen, waxaa dayacday shaqadi horyaalka ad ka heysay.

Public office ma’ahan private office. Maalintey noqoto way imaanayaan dad shhaqadooda gudanaa. Fairly.

Inta ka horeysa qaladkiina saxa ama iska wata howshiina.

I will not stop fighting for the time, knowledge and effort I made to contribute to the football of my country

28/11/2024

UCL night. Great experience

Hadii ay dhabtahay in shaqada laga joojiyay macalin Cabdiraxmaan waa arin layaabkeeda leh. Macalimow waxan kuu rajeynaa ...
31/07/2024

Hadii ay dhabtahay in shaqada laga joojiyay macalin Cabdiraxmaan waa arin layaabkeeda leh.

Macalimow waxan kuu rajeynaa mustaqbal wanaagsan iyo koox aqoontaada ka faa’iideysata abaalna kaaga heysa.

Xiriirka kubada Cagta soomaaliya. Waqtiga balanta:                       11:00am Imaanshaha gudoomiyaha        1:15pm Bi...
04/06/2024

Xiriirka kubada Cagta soomaaliya.

Waqtiga balanta: 11:00am
Imaanshaha gudoomiyaha 1:15pm
Bilaabashada shirka 1:20pm

No cudurdaar, no embathy, no apologies.
Waxan ku nimid waqtigii balanta. Waxan sugeynay shirka in kabadan (2) saacadood. Waa nalooyimid, sidi in wax qalad ahiba dhicin. Sheko iyo kaftan kidib shirkii sidaas ayuu ku socda. Nidaam iyo protocol ow ku bilowday ma arkin. Nalooma cudurdaarn Waqtigii meesha nooga lumay. Waqtigeyna ma aysan ixtiraamin.

Dhamadki shirka ayan si xushmad leh Cabaashadeyn warqad yar ku qoray “ fadlan waqtigeyna ixtiraama” waqiga balanta ilaaliya. Waxan u dhiibay xoghaye xiriirka out of reapect. Miiska korkiisa ayaa loogatagay warqada. Waxan marqaati galiyay gudoomiyaha kooxda dekedaha oo isna kamid ahaa gudoomiyeyaashii ku yimid waqtiga balanta.

Qof ad ixtiraameyso asna aan ku ixtiraameyn ma mudna ixtiraam.

Discipline ka waa number One  sports aduunka. Wexey ilatahay, arinta ugu weyn ee looga tagay ciyaartoyda gudaha wadanka ...
22/05/2024

Discipline ka waa number One sports aduunka.

Wexey ilatahay, arinta ugu weyn ee looga tagay ciyaartoyda gudaha wadanka ka ciyaarta waa akhlaaq yari.

Xiliga ay safraan, xiliga hoteelada la joogo, amar qaadashada, ixtiraamka intaba waa ku liitaan.

Waxan rajeynaa kuwa soo socda iney wax ka bartaan.

Ra’yi ahaan macallinkaan; xulka qaranka Wuxuu u yahay rajo fiican.

🚨DEG DEG : Macalinka qaranka Rachid Lousteque, ayaa caawa ku dhawaaqay liiska k**a dambeysta ah ee xulka qaranka Soomaaliya.

4 years together and still going strong despite some obstacles. I see a brilliant time ahead for Raadsan S.C. No matter ...
19/05/2024

4 years together and still going strong despite some obstacles. I see a brilliant time ahead for Raadsan S.C. No matter if we are there or not.

This is all because of a strong ownership, ready to solve problems with policies set, owning and accepting consequences of actions. Leadership.
Forza Raadsan

Forza Raadsan S.C.
27/04/2024

Forza Raadsan S.C.

𝐅𝐔𝐋𝐋 𝐓𝐈𝐌𝐄 | Gaadiidka 𝐕𝐒 Raadsan SC | 0 - 2 | +3 🔥

✊🧡

25/03/2024

DrBashir Abdullahi Hussein

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boolimoog Football Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share