Aleelo Pixel

Aleelo Pixel We have an impressive new range of indoor LED screens available for rent, ensuring you have the perfect big screen for your event.

20/05/2026

Our led screens partner Aleelo Pixel

14/05/2026

Shaqo tayo leh iyo dhacdooyin si gaar ah loo xasuusto πŸ’‘

09/05/2026

Laga bilaabo diyaarinta ilaa dhammaadka munaasabadda ✨

Muuqaal kooban oo muujinaya habka shaqadeenna β€” diyaarinta, rakibidda, maamulidda, iyo dhammeystirka si xirfad leh πŸŽ¬πŸ’‘

Faahfaahin kasta waxaan u qabannaa si tayo iyo kalsooni leh

04/05/2026

Xaflad caadi ah ha samayn…
Kor u qaad heerkeeda πŸš€

Dooro Aleelo Pixel πŸ”₯

30/04/2026

Waxaan idin keenay shaashado cusub oo casri ah taas oo munaasabad kasta ka dhigeysa mid shacni gaara leh!

Aleelo Pixel, halka ay bilicda iyo technology-du ku kulmaan. ✨

28/04/2026

Shaashado casri ah, muuqaalo indha-qabasho leh iyo habeenka Somali Night Awards

U dooro Aleelo Pixel xafladaada oo ka dhigo mid ka duwan xafladaha kale.

21/04/2026

Marqaatifurka Mohamed Dubo, Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ✨

Aleelo Pixel ugu imaaw adeeg la isku halayn karo.

17/04/2026

Bilowga shaqada diyaarinta LED Screen ee Munaasabadda Daah-furka Mashaariicda Qaran ee Maalgashiga 🎬✨

Kahor inta aan xafladdu bilaaban, waxaan marnaa tallaabooyin sax ah oo leh farsamo cajiiba iyo hubin tayo leh si muuqaal kasta u noqdo mid nadiif ah oo soo jiidasho leh πŸ”₯

Waxaaad ku raaxeysataa muuqaalo WOW 🀩 ah, waxa ka dambeeya waa shaqo adag oo xirfad sare lehπŸ’‘

16/04/2026

Shaashaddeena cusub ee Giant LED Screen oo ah ultra-high resolution πŸ”₯ ayaa ka dhigay Bandhigga Maalgashigga ππŒπƒπ‚ 𝐈𝐧𝐯𝐞𝐬𝐭𝐨𝐫 π‘π¨πšππ¬π‘π¨π° πŸπŸŽπŸπŸ” ✨ mid ashqaraar leh.

Event-kaaga ka dhig mid aan laga libiqsan πŸ’‘ nala soo xiriir oo hada rukumo.

14/04/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan adeegeena LED Screens uga qayb qaadanay munaasabadda soo dhoweynta markabka shidaal qodista ee 🚒✨

Mid ka mid ah dhacdooyinkii qiimaha badnaa ee aan ka qayb qaadanayβ€”halkaas oo aan ka abuurnay muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh.

Mar walba waxaan bilnaa muuqaalka guud ee xafladaha, waxaana ka dhignaa kuwo soo jiidasho leh oo tayadoodu sareyso πŸŽ‰πŸ”₯

Haddii aad rabto munaasabaddaada inay noqoto mid si gaar ah loo xasuusto
nala soo xiriir oo rukumo shaashadaheena LED Screen-kaπŸ’‘

Address

Kobac Appartment 02, Soobe, Hodan District
Mogadishu
000

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252612412979

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aleelo Pixel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aleelo Pixel:

Share