
22/07/2024
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada!
Aqriso Faaiido Doone
1: Adoo Suga Inaad Maalin Uun Wax Qaban Doonto
Tani Waa Caado Wehsi La Jaar ah Tusaale Ma Tiraahdaa Maalin baa Wax Qabsan Doonaa Maalin baa Ganacsi yeelan Doonaa
2: adigoo Wax Kasta Si Shakhsiyan Ah U Qaata
Hadal Kasta Oo la dhaho Adiga Isku Far Fiiqo Taas kuuu Sababi Karta ,, Stress, Booq iyo Xasilooni Darro Ku Imaado Naftaada .
3: Adiga Oo Aan Diirada Saarin Wax Ku Gaarsiinaya
Yolalkaaga iyo Hadafyaada
. Adigu Waqtigaaga Haku Mashquulin Wax Aan Ku Gaarsiin Karin Yoolkaaga
4: Caradaada Oo Aad Kantarooli Weydo
,, Dadka Inta Badani Markii Ay Xanaaqsan Yihiin ma Kaantarooli Karaan Caradooda ,, Oo Hadal Xun Yiraahda Go'aano Xun Qaata ,, Lkn Dib uga Shalaaya Go'aankii Carado Siisay ..
5: is Barbar dhig Indho La'aan ah
Hadii Aad Is Barbar Dhigto Qof Aad Maalin Ku Aragtay Xasilooni Iyo Kalsooni
Isla Markiiba Ha Oran Wuu iga Fiican Yahay ,, dhoolaceynta Barasho Yeyna Ku sirin ,, Oraah baa Tiraahdo ,, isbarbar Dhigo Waa Tuuga Farxada ,,
Samee is Barbar dhig Miisaaman Oo Yeelo Sifooyin Gaar Ah
6: moobilkaaga Oo Kuu Noqdo Balwad Xili Kasta
Tignoolijiyada Maanta Oo ah Ku Jiraan Moobilkada Gacantu Waxaa loo Sameeyay Inay Noloshena Faaiido U yeelaan ,, Sidaas Awgeed Waqti Badan Haku Lumin Isticmaalkiisa ..
7: Naftaada Oo Aad Shakido !
Naftaada Oo Aad shakiso Awoodeeda Iyo Wax Qabeedkeedu Waa mid Ka mid Ah Caadooyin Xun Oo Burburin Kara Noloshaada
Inaad dareento Inaanad Lahyd Xirfad
Inaanad Caqli Badneyn
Inaad Awood Lahyn
Iyo Waxyaalo Kale Oo Badan
Jooji Arinkaas Oo Badal Caadada Xun ,,
Mahadsanid Waxaan Kuu Rajeenayaa Inaad Wax Uun iga Faaiiday Kheyr-doone