Mohamed Sa"iid Abdi

Mohamed Sa"iid Abdi My Name is Mohamed Sa"iid Abdi �Kani waa. Page keyga Saxda ah insha allah waxaad ka Heli doontaa wax. Kastoo ku farax Geliya Fadlan waxan Kaa codsanayaa si. Uu.

Inugu gaaro walaalo Badan inuu samey �Shere & like & FALLOW ��Thanks ���Welcom

❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
02/09/2022

❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

02/08/2022
31/07/2022
30/07/2022
28/07/2022
25/07/2022

"Abuurka Alle ayaa liigu faquuqay, masjidka hortiisa anigoo jiifo ayaa ul liigu kiciyay, ma haysto guriga aan seexdo maalintii iyo habeenkii darbiyada ayaa seexdaa. Dadka qaar waxa ay idhahaan abtigaa ayaa ku habaaray balse aniga abtigey ima habaarin sidaan ayuu alle iigu abuuray. Caruurta wadada maraayo iyagane waa waalan tahay ayay i dhaheen wayna idilaan markasta.

Qoraxda iyo iftiin uma adkeysan karo oo way idhabayaan. Nabarada jirkeyga ku yaala qoraxda kulul ayaa u sabab ah, dhaqaale aan isku daaweyo ma heysto. Hooyo iyo Aabahe waxaa ugu soo tagay gobolka Hiiraan iyagane wax iigu daaweyaan ma haystaan. Magaalada muqdisho waxaa u imid si aan u helo nolol wanaagsan iyo daawo balse wali intii aan filanayay ma helin oo waxaa seexdaa darbiyada.

Degmada Xamar weyne ayaa joogaa halkaas ayaa ka qaraabtaa maalintii. Roobka habeenkii iyo maalin socda korkeyga ayuu ku dhamaadaa ma haysto meel aan ka galo, dadka qaar waxay ileeyihiin ha iisoo dhaawinin, waxaana dadkeyga liiga takooray abuurka alle dartiis".

Waxaa sidaas yiri Bili Cilmi oo kunool magaalada Muqdisho. sii faafi

21/07/2022

Welcome back

Jowhar: 21, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xi...
21/07/2022

Jowhar: 21, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle.

Shirka Golaha ayaa maanta warbixin looga dhageystay Guddiga Gurmadka Qaraxii 17-ka July ee ka dhacay Magaalada Jowhar, iyagoo soo bandhigay macluumaad ay ka uruuriyeen baaxada iyo saameynta qasaaraha uu geeystay qaraxaas.

Gudiga ayaa Madaxweynaha iyo Xubnaha Golaha la wadaagay in guryo iyo hanti badan oo dhextiilay guryahaas ay ku baaba'een qaraxaasi ay argagixisadu gaysteen waxaana ay sheegeen in hantida burburtay oo ay diiwaangaliyeen ay ku qiimeeyeen ku dhowaad Laba milyan iyo bar oo dollar ($2,500,000).

Madaxweynaha ayaa warbixinta xaaladaha guud ee abaaraha ka dhageystay Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyadoo Wasaaradu ay soo bandhigtay dukumenteri muuqaal ah oo ay kasoo diyaarisay baaxada abaaraha ka jira deegaanada Hirshabeelle iyo sida ay u saameysay dadka iyo xoolaha.

Madaxweynaha iyo Golihisa ayaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaaaalaha ka dhageystay barnaamijka istaraatiijiyada kordhinta dakhliga Dowladda Hirshabeelle.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

mohamedsaciidabdi.blogspot.com
15/07/2022

mohamedsaciidabdi.blogspot.com

15/07/2022

mohamedsaciidabdi.blogspot.com

15/07/2022

. Tani. Waa iga Talo. Aaba. Haa. Iyo. Hooyada. Haga. Dha. Meyn lacata. Iskula. Ee. Intaa. la. Joog. Tid. Lee. Howsha. UQabo. Intaadan. Garin. 18sano Hadi. Wax laga. Dhefayo

Address

Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+27656867497

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Sa"iid Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Sa"iid Abdi:

Share