Bidhaan Events Management

Bidhaan Events Management Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bidhaan Events Management, Event Planner, Mogadishu.

is a company that specializes in the decoration, management and broadcasting of events,which staffed by experts in the field, and you can find all the services related to the events.

We are very pleased and honored for us to manage the supporting ceremony with Nadia Mohamed "The Mayor of St. Louis Park...
19/11/2023

We are very pleased and honored for us to manage the supporting ceremony with Nadia Mohamed "The Mayor of St. Louis Park" that held at Jazeera Hotel.


Ciid wanaagsan.Waxaan si guud umadda Muslimiinta ah, si gaar ahna Soomaaliyeed, ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciiddul...
27/06/2023

Ciid wanaagsan.

Waxaan si guud umadda Muslimiinta ah, si gaar ahna Soomaaliyeed, ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciiddul-adxa.

Eid Mubaarak كل عام وانتم بخير  .
20/04/2023

Eid Mubaarak
كل عام وانتم بخير .

Ramadaan Mubaarak. Alle ha inaga aqbalo acmaasha suubban ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan
22/03/2023

Ramadaan Mubaarak.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha suubban ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan



Happy new year to all our beloved clients.
31/12/2022

Happy new year to all our beloved clients.

10/11/2022

Sharaf ayeey inaan qeyb ka noqonno munaasabadda MAALINTA QORSHEYNTA MAGAALOOYINKA ADDUUNKA oo aay soo qabanqaabisay mach...
08/11/2022

Sharaf ayeey inaan qeyb ka noqonno munaasabadda MAALINTA QORSHEYNTA MAGAALOOYINKA ADDUUNKA oo aay soo qabanqaabisay machadka RAAD.


Xafladda qalinjebinta dufcadda 6-aad ee Jaamacadda Imaamu-shafici iyo Kaalinteenna.!Hanbalyo dhammaan ardayda ka qalinje...
27/08/2022

Xafladda qalinjebinta dufcadda 6-aad ee Jaamacadda Imaamu-shafici iyo Kaalinteenna.!

Hanbalyo dhammaan ardayda ka qalinjebisay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.!

Sharaf ayeey inoo ahayd inaan maanta ka shaqayno Xafladda xilwareejinta wasaaradda Qorsheynta, Maalgeshiga iyo Horumarin...
13/08/2022

Sharaf ayeey inoo ahayd inaan maanta ka shaqayno Xafladda xilwareejinta wasaaradda Qorsheynta, Maalgeshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee JFS.

Diyaar ayaan u nahay inaan kuu adeegno, Xafladdaadaana kuu Bidhaaminno!

Maalin Wanaagsan! Maanta waa maalintii 3-aad -ahan tii ugu dambeysay- ee Shirka STEM 2022. Mowduucyada maanta waa kuwa x...
09/08/2022

Maalin Wanaagsan! Maanta waa maalintii 3-aad -ahan tii ugu dambeysay- ee Shirka STEM 2022. Mowduucyada maanta waa kuwa xiiso badan waxaan kamid ah "Falanqeyn ku Saabsan Yoolalka Horumarka Waara [SDGs], Bandhigga Xirfadaha Dhallinyarada, Tartamo iyo Soo Xiritaanka Shirka". Nala socda

Waxaa si qurux badan noogu soo idlaaday maalinteenna 2-aad ee Shirweynaha Somali STEM 2022. Waxaan umahad celineynaa kas...
08/08/2022

Waxaa si qurux badan noogu soo idlaaday maalinteenna 2-aad ee Shirweynaha Somali STEM 2022. Waxaan umahad celineynaa kasoo qeybgalayaasha iyo martida shirka. Berri ayaa noqoneysa maalinta ugu dambeysa ee Shirka. Mahadsanidiin

#

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252618970156

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhaan Events Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category