15/01/2026
๐ BAAL-FURKA BUUGGA ๐ SOOYAALKA SUUBANAHA ๏ทบ
Dhacdooyin iyo Dhambaallo
Waxa sharaf weyn noo ahayd inaan si heer sare ah u diyaarinno una maamulno Munaasabadda BAAL-FURKA BUUGGA SOOYAALKA SUUBANAHA ๏ทบ , Munaasabad xambaarsan aqoon, xusuus iyo dhambaallo qiimo weyn u leh bulshada.
Waxaan hubinnay in goobtu noqoto mid ku habboon munaasabad diini ah, isla markaana leh nidaam muuqaal & maqal oo tayadiisu sarreyso:
โ
Shaashado LED ku habboon munaasabadaha diinta
โ
Qurxin & diyaarin madal xarrago leh
โ
Duubis & Edit tayo sare leh
โ
Bandhigyo muuqaal wacyigelin ah
โ
Adeeg farsamo & rakibaad dhammaystiran
๐ Adani Tower, Degmada Hodan โ Muqdisho
๐ 61 3000996
๐ฌ https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ kobacpixel.com