Dhacdooyin

Dhacdooyin HALKAN WAXA KA HELEESAA DHACDOOYIN IYO TAARIIKHO KU XIISA KALIYA

  Diyaarad U Socotay dalka Canada OO Katimid  Wadamada Africa Ayaa Laga helay Labo Boorso OO ay Kujiran 2 Nin.Labadaan B...
06/09/2022



Diyaarad U Socotay dalka Canada OO Katimid Wadamada Africa Ayaa Laga helay Labo Boorso OO ay Kujiran 2 Nin.

Labadaan Boorso OO ay Kujiran Nimanku Ayaa Laqabatay kadib " Markii Uu Sheegay Ey Wax Uriya uuna qayliyay Markii Lafurayna Laga helay 2 Nin oo kudhex Jira.

Warside Media Group

DHACDO YAABLEH.Dhacdo dadku ay la anfariiren ayaa ka dhacday Kondeminiyamka Bole Arabsa ee Magaalada Addiss-Ababa.Laba c...
01/09/2022

DHACDO YAABLEH.

Dhacdo dadku ay la anfariiren ayaa ka dhacday Kondeminiyamka Bole Arabsa ee Magaalada Addiss-Ababa.

Laba caruur ah oo wada dhashay ayay gawracday shaqaalihii guriga lagaga tagay.
Shaqaale guri oo ay hooyadii caruurta dhashay guriga kaga tagtay ayaa loo yimid iyadoo caruurtii gawracday oo dishay.

Shaqaalihii ayaa lagusoo waramayaa inay booliska isku dhiibtey

Dhacdadan waxaan ka baran karnaa in shaqaallaha guryaha lagaga tagayo damiin loo yeelo ama ay noqdaan kuwo ehelkooda la garanayo.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhacdooyin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category