Abdiweli shekeye

Abdiweli shekeye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiweli shekeye, Sports Promoter, Wadada Sodonka, Warta Nabada, Mogadishu.

Noloshu maalinba waa heer xasuus 2018 iyo rag waqtiga kala waday Waxool SC Abdiweli shekeye
11/06/2025

Noloshu maalinba waa heer xasuus 2018 iyo rag waqtiga kala waday Waxool SC

Abdiweli shekeye

Eid Mubarak ma jirto wax kaaga farxad badan markaad la ciideesato hooyo macaan Abdiweli shekeye
06/06/2025

Eid Mubarak ma jirto wax kaaga farxad badan markaad la ciideesato hooyo macaan

Abdiweli shekeye

17/03/2025

Waraysi xiiso badan wax walpa uga baahantahay kasoo daawo Asal Sports

Habeen danbe 9:00 PM insha Allah

Abdiweli shekeye

Mid kamid ah dhalintii aan soo wada ciyaarnay mudo kahor balse maanta ah garsoore Mohamed Geedi dhabtii waan ka xumahay ...
19/02/2025

Mid kamid ah dhalintii aan soo wada ciyaarnay mudo kahor balse maanta ah garsoore Mohamed Geedi dhabtii waan ka xumahay dhibtaas ku haleeshay walalkey balse waa qadar ilaaheey waxaan Allah kaaga baryaa caafimaad taam ah adiga iyo xaaskaga iyo walaasha intii ay soo gaartay qadartaas insha Allah waad ka kicin

Waa ii farxad inaan ku midowno naadiga  Heegan Sports Club sxb walal Farxaan Maxamed Xiddig Barine waxaa lagu soo bandhi...
09/11/2024

Waa ii farxad inaan ku midowno naadiga Heegan Sports Club sxb walal Farxaan Maxamed Xiddig

Barine waxaa lagu soo bandhigi donaa garoonka tuulada ciyaaraha 3:00PM insha Allah

Abdiweli shekeye

With the   UNKNOWN- BARBER thanks for everything Abdiweli shekeye
09/11/2024

With the UNKNOWN- BARBER thanks for everything

Abdiweli shekeye

22/10/2024

Back in training Alxamdulilahi

Waxaan u tacsiyeeynayaa geerida ku timid walalkey qaaliga ah Farxaan Maxamed Xiddig geerida kutimid hooyo macaan Khadro ...
17/10/2024

Waxaan u tacsiyeeynayaa geerida ku timid walalkey qaaliga ah Farxaan Maxamed Xiddig geerida kutimid hooyo macaan Khadro waan kula dareemaa xanuunka walal waloow aan kaa fogahay caawa balse kula dareen ahay hooyo macaan Jidkeeda janno Allah ka yeelo adiga iyo dhamaan walalaha oo dhan qalbiga Allah idiin qaboojiyo 😢😢😢😢

Abdiweli shekeye

Marwalpa naftaada u abuur farxada qof kale haka sugin marnaJuma kariimAbdiweli shekeye
27/09/2024

Marwalpa naftaada u abuur farxada qof kale haka sugin marna

Juma kariim

Abdiweli shekeye

17/09/2024

Motivation starts from the fun's

Some where in africa

Abdiweli shekeye

24/08/2024

Guul aan kuu rajeenaa my blood brother Mahad Hussein Basey

Abdiweli shekeye

26/07/2024

10 Sano kahor iyo xasuusihii waxbarashada iyo xulkayga Germany 2014 World Cup winners

Abdiweli shekeye

Address

Wadada Sodonka, Warta Nabada
Mogadishu
252

Telephone

+252612274646

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiweli shekeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdiweli shekeye:

Share