Eng Hamze Mohamoud

  • Home
  • Eng Hamze Mohamoud

Eng Hamze  Mohamoud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Hamze Mohamoud, Party Entertainment Service, hargeisa, .

اعلن الرئيس الأميركي دونالد ترمب رسميا مساء اليوم اعتراف إدارته بالقدس المحتلة عاصمة لإسرائيل ونقل السفارة الأميركية من ...
06/12/2017

اعلن الرئيس الأميركي دونالد ترمب رسميا مساء اليوم اعتراف إدارته بالقدس المحتلة عاصمة لإسرائيل ونقل السفارة الأميركية من تل آبيب إلى القدس خلال بضع سنوات في تجاهل صارخ لحلفائه العرب خاصة، وللتحذيرات المتواترة من كل أنحاء العالم من تداعيات هذه الخطوة.

‏اعلاننه ان القدس عاصمة اسرائيل لا فائده من هذا الاعلان كلنا نعلم علم اليقين ان القدس ستبقى دوماً عاصمة لفلسطين و ستبقى في قلب كل مسلم شريف حتى يرث الله الارض و من عليها .. ☝
😍✌💪

Qarnigii 18aad ilaa qarnigii 19aad,  waa 2dii qarni ee xagga horumarka iyo wax soosaarka ugu badnaa adduunka. 🛤🎢🏠Imika w...
01/12/2017

Qarnigii 18aad ilaa qarnigii 19aad, waa 2dii qarni ee xagga horumarka iyo wax soosaarka ugu badnaa adduunka. 🛤🎢🏠

Imika wax hindisidu way yaraadeen. Wax cusub Lama soo saaro dawlad walba waxii horre ay usoo saareen umbay qurqurxistaan oo dib usoo casriyaystaan waxyaabo cusubna kusoo daraan.

Cid waliba waxay beeratay qarnigii 18aad ilaa 19aad ayay midhahooda guranayaan imika.

Somalidu xilligaa waxay shaqadoodu ahayd geel lakala dhaco, qabyaalad, musuq IYO dagaal.💪👊
Intaas umbay imikana sii qurqurxisanayaan oo sii casriyeysanayaan un. 😟

Hambalyo hambalyo madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada somaliland mudane  Xilkaa laguu igmaday ilaahay haku asturo.
22/11/2017

Hambalyo hambalyo madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada somaliland mudane
Xilkaa laguu igmaday ilaahay haku asturo.

Waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen komishanka qaranka Somaliland in baraha bulshada la hakin doono laga bilaabo 6:00 pm 13...
10/11/2017

Waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen komishanka qaranka Somaliland in baraha bulshada la hakin doono laga bilaabo 6:00 pm 13 Nov ilaa inta lagu dhawaaqi doono doorashada
Ka dhiibo rayigaaga.

13 Nov Ku codee nabad Codkaaga qaranimo Ku dooro muwaadin.
10/11/2017

13 Nov Ku codee nabad
Codkaaga qaranimo Ku dooro muwaadin.

Gaariye allahu yarxamuh waxuu mudan yahay in tusaale laga dhigtoQabyaaladu waa ta maanta xagaa ina dhigtay
08/11/2017

Gaariye allahu yarxamuh waxuu mudan yahay in tusaale laga dhigto
Qabyaaladu waa ta maanta xagaa ina dhigtay

Address

Hargeisa

00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Hamze Mohamoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Event Planning Service?

Share