Xalfad Bila

Xalfad Bila kusoo dhowow xalfad Bila Decoration waxay kuyla diyaar tahay inay ku qurxiso xalfad qasta

20/08/2024
11/09/2023

Balanteenu waa xalfad quruxbadan oo aad kaga maaranto hotels 🏨 💖


Somali Community


06/08/2023

Nin somaliya ayaa la waydiiyay maxaa uguurstay gabar Talyaani ah? wuxuu ku jawaabay..!

1-Meher 10kun oo dollar ah ma bixinaysid iyo kabadan.

2-xaflad aroos oo 15kun lagu bixinayo ma jirto iyo hoteel la kiraynayo.

3- 2kun oo dollar oo make up ma bixinaysid.

4-wax yar ayay cunaysaa, qarash badan kaagama baxayo.

5-hoyadeeda lagama yaabo inaad is dagaashaan.

6-markay hurdada kasoo kacdo sideeda ayay u qurxoontahay.

7-kuma dhahayso hooyadaa iyo walaalshaa waxay igu dhaheen."

8-haday kaa xanaaqdo ubax ayaad u keenaysaa,raali ayay ka noqonaysaa, kuweena dahab inaad keentid maahe.🤣

9-kuma sixrayso hadaad isku dhacdaan

10-haday soo islaanto intaad qabtid janadaa ku galaysaa ajarna waa helaysaa.

11- Kuma dhahayso waalidkayga biil u dir ama sii.

Raga somaliyeedna waxan waxba hayn ka ooyayaan 🤙

Somali

06/08/2023

Balanteenu waa xalfad quruxbadan oo aad kaga maaranto hotels 🏨 💖


Somali Community


03/07/2023

❤️❤️❤️ waa diyaar ❤️❤️

25/06/2023

Welcome xalfad Bila waxay idin qabanaysa Qurxinta xalfadaha 💯

19/06/2023

Ma Ogtahay Marka Aad Xaflad Leedahay In Gurigaaga Laguu Qurxinaayo Ama Laguu Sharaxaayo Oo aanad U baahan Doonin Hoteel Waxaanu Idiin Haynaa Ayu Nooc Decoration Sharaxaado Dhamaysa.

Ma Ogtahay Marka Aad Xaflad Leedahay In Gurigaaga Laguu Qurxinaayo Ama Laguu Sharaxaayo Oo aanad U baahan Doonin Hoteel ...
19/06/2023

Ma Ogtahay Marka Aad Xaflad Leedahay In Gurigaaga Laguu Qurxinaayo Ama Laguu Sharaxaayo Oo aanad U baahan Doonin Hoteel Waxaanu Idiin Haynaa Ayu Nooc Decoration Sharaxaado Dhamaysa.

Hadii ad leedahay Xaflad aroos mid dhalasho ama qalanjabin. Casri Wedding Decoration waxay si Hagar la aaan kuugu qurxinaysaaa Xafladaada noocwalba iyado Ku adeegayaan shaqale ucarbisan qurxinta iyo waliba qiime kuraali galiya Nagalaso xidhiidh 0633920605 0634818758. 💚🌨❤....

Ma Ogtahay Marka Aad Xaflad Leedahay In Gurigaaga Laguu Qurxinaayo Ama Laguu Sharaxaayo Oo aanad U baahan Doonin Hoteel ...
19/06/2023

Ma Ogtahay Marka Aad Xaflad Leedahay In Gurigaaga Laguu Qurxinaayo Ama Laguu Sharaxaayo Oo aanad U baahan Doonin Hoteel Waxaanu Idiin Haynaa Ayu Nooc Decoration Sharaxaado Dhamaysa.

Check out xalfad Bila's video.

Mansha allah welcome xalfad Bila
18/06/2023

Mansha allah welcome xalfad Bila

Welcome xalfad Bila waxay idin qabanaysa Qurxinta xalfadaha
18/06/2023

Welcome xalfad Bila waxay idin qabanaysa Qurxinta xalfadaha

Address

Hargesa

Telephone

+252634818758

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalfad Bila posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category