Ammaano hajj And Umrah

Ammaano hajj And Umrah Ammano for Hajj & Umrah services 100% Natural

06/06/2026

๐ŸŒ™ AMMANO TRAVEL HAJJ AND UMRAH SERVICES ๐ŸŒ™
โœจ Cumro 2026 โ€“ Qiimo Macquul Ah! โœจ
Ku soo cumrayso Baytka Alle adiga iyo ehelkaaga xilliga June & July 2026 adigoo helaya adeeg tayo leh iyo qiimo ku habboon.
โœ… Tigidhka safarka (Tagid & Soo Noqosho)
โœ… Fiisaha Cumrada
โœ… Huteello Raaxo Leh
โœ… Gaadiid Dhamaystiran
โœ… Ziyaarooyinka Makkah & Madiina
โœ… Muddada Safarka: 15 Maalmood
๐Ÿ“ Goobta: Omer Xaashi, Floor 4, Hargeysa
๐Ÿ“ž Nagala Soo Xidhiidh:
โ˜Ž๏ธ +252 63-4089540
๐Ÿ“ฑ +966 58-2491031
"Safar Cibaado, Adeeg Hufan, Qiimo Macquul Ah." ๐Ÿค๐Ÿ•‹
AMMANO TRAVEL HAJJ AND UMRAH SERVICES
Ku kalsoonow khibrad iyo adeeg tayo sare leh.

30/05/2026

Sii faafi kheyrka si aad ajarkiisa uga hesho Insha Allaah. Hal fariin oo aad gaarsiiso dadka kale ayaa laga yaabaa inay sabab u noqoto khayr badan iyo xasanaad aan goโ€™ayn.
ุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡

โ€œInta u dhaxaysa sagootinta xujeyda iyo soo dhaweynta cumreystayaasha, waxaa sii socda dadaallada loogu adeegayo martida...
30/05/2026

โ€œInta u dhaxaysa sagootinta xujeyda iyo soo dhaweynta cumreystayaasha, waxaa sii socda dadaallada loogu adeegayo martida Alle, si ay u gutaan cibaadooyinkooda si fudud, nabadgelyo iyo xasillooni leh. Soo dhowaada, Alle ha idin barakeeyo.โ€

23/05/2026

โ€œ10-ka h**e ee bisha Dul-Xijjah waa maalmo fadli weyn leh oo Alle aad u jecel yahay camalka wanaagsan ee lagu sameeyo. Waa maalmo lagu badiyo salaadda, soonka, sadaqada, takbiirta iyo ducada. Qofkii ka faaโ€™iidaysta maalmahan, wuxuu helayaa ajar iyo kheyr aan la koobi karin. Alle hana waafajiyo cibaado suuban.โ€

01/04/2026

๐Ÿ•‹โœจ โœจ๐Ÿ•‹
Ma awoodid inaad Cumrada si toos ah u gudato?
Ama qof kuu dhintay / jiran oo aad rabto in loo guto? ๐Ÿคฒ
Waxaan kuu qabaneynaa Umrah Badal si kalsooni leh oo waafaqsan shareecada Islaamka ๐ŸŒ™
๐Ÿ“ฟ Qof lagu aamini karo ayaa kuu gudanaya
๐Ÿ“ธ Caddeyn (sawir/video) waa lagu siinayaa
๐Ÿคฒ Duco gaar ah ayaa laguu sameynayaa
Ha seegin fursaddan kheyrka badan ๐Ÿ’ซ
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 63-4089540
+966 58 249 1031
@@

01/04/2026

#๐Ÿ•‹โœจ โœจ๐Ÿ•‹
Ma awoodid inaad Cumrada si toos ah u gudato?
Ama qof kuu dhintay / jiran oo aad rabto in loo guto? ๐Ÿคฒ
Waxaan kuu qabaneynaa Umrah Badal si kalsooni leh oo waafaqsan shareecada Islaamka ๐ŸŒ™
๐Ÿ“ฟ Qof lagu aamini karo ayaa kuu gudanaya
๐Ÿ“ธ Caddeyn (sawir/video) waa lagu siinayaa
๐Ÿคฒ Duco gaar ah ayaa laguu sameynayaa
Ha seegin fursaddan kheyrka badan ๐Ÿ’ซ
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 63-4089540
+966 58 249 1031
@@

31/03/2026

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ammaano hajj And Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ammaano hajj And Umrah:

Share