Bilan for events

Bilan for events qurxinta xafladaha kala duwan:

#40 baxyada


iyo xaflad kasta oo g

10/09/2025

Nagala soo xidhiidh whatsapp 0634102405

Kaga adeego appka shein qiimo aad u jabanWhatsapp: 0634102405
16/04/2025

Kaga adeego appka shein qiimo aad u jaban

Whatsapp: 0634102405

21/02/2025

Ku soo dhowaada Warsanhaye Market,

waxaanu idiin haynaa dhul iib ah oo ku yaala Masalaha galbeed laamida Baligubadle agagaarka guriga Maryan Mursal

waa 5 Baloodh, sedex wada socda iyo laba gaar gaar ah iyo qiime wanaagsan oo ku raali gelinaya.

Kala soo xidhiidh Warsanhaye Market 0638090009



Ku xidhnow Warsanhaye Market
21/02/2025

Ku xidhnow Warsanhaye Market

Subax wanaagsan.Tiro aad u yar baa ka dhiman intii aan course ka barashada decorationka ugu talagalnay, dhamaan hablaha ...
06/12/2023

Subax wanaagsan.

Tiro aad u yar baa ka dhiman intii aan course ka barashada decorationka ugu talagalnay, dhamaan hablaha danaynaya waan soo dhowaynayaa.

Goobtu waa 150ka area starbox
Waqtigu waa 9:00- 11:00 subaxnimo
Fee gu waa 30$
2 Week oo xidhiidha
Wixii faahfaahin dheeraada sawirka u h**eeeya ka akhri.

Dhammaan hablaha jecel in ay bartaan xirfada decorationka, waxan ugu bushaaraynayaa inan bilaabayno course cusub oo ku s...
28/11/2023

Dhammaan hablaha jecel in ay bartaan xirfada decorationka, waxan ugu bushaaraynayaa inan bilaabayno course cusub oo ku saabsan decorationka.

Waa hubaal wax badan oo kaa qarsoonaa xirfadana kuu horumarinaya ayaad ka faaidaysa course kan.

Informationka oo dhan iyadoo somali iyo english ba ku qoran sawirrada hoose ka akhri.

Waqtigu wa gelin h**e : 9:00-1100 subaxnimo.

Soo dhowaada

Macmiil, dhamaan decorations kan oo ah kuwii meherrada iyo aroosyada waxa aan idinku samaynay discount 30% ah , ilaa dha...
19/11/2023

Macmiil, dhamaan decorations kan oo ah kuwii meherrada iyo aroosyada waxa aan idinku samaynay discount 30% ah , ilaa dhamaadka sannadkan.

Nagala soo xidhiidh: 0634102405

Hargeisa

Ma jeceshahay inaad maalinta farxadaada ka soo muuqato meel qurxoon? Dabcan haddii aad nala soo xidhiidho k**a qoomamayn...
07/11/2023

Ma jeceshahay inaad maalinta farxadaada ka soo muuqato meel qurxoon? Dabcan haddii aad nala soo xidhiidho k**a qoomamayn doontid😊

Contact : 0634102405
Hargeisa

15/08/2023

Book now for your special events✍️❤️

0634102405

Ma jeceshahay inaad hesho dream decor maalinka meherkaaga ama arooskaaga?Keliya booking ka samayso oo arag sida aad riya...
19/07/2023

Ma jeceshahay inaad hesho dream decor maalinka meherkaaga ama arooskaaga?

Keliya booking ka samayso oo arag sida aad riyadaada run uga dhigno.

Contact : 0634102405

40 bax decor
11/01/2023

40 bax decor

Swipe left to see more flowers
09/01/2023

Swipe left to see more flowers

Address

Sheikh Madar
Hargeisa

Telephone

+252634102405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilan for events posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category