Alfay'haa Bilicsan مشتل الفيحاء

Alfay'haa Bilicsan مشتل الفيحاء Rugta Iibinta Ubaxyada 🌹🥀🌻Noocyahooda kala duwan. Iyo dhirta Qurxinta Barandada 🌴🌲iyo Khudaarta.

Saxiibada   ❤midabkee Jeceshahay inu Gurgaaga Ka boxo
04/04/2026

Saxiibada ❤
midabkee Jeceshahay inu Gurgaaga Ka boxo

  Number Kow Qurxinta jardiinooyinka iyo guryaha
02/04/2026

Number Kow Qurxinta jardiinooyinka iyo guryaha

Let's make Hargeisa green magaalada Waa bila dhir.. Hala beero Geedo badan
31/03/2026

Let's make Hargeisa green
magaalada Waa bila dhir.. Hala beero Geedo badan

  Buluugga 🌿💙Yaasiinka buluugga waa geed fuula (climber) oo qurux badan, leh ubaxyo buluug ah oo soo jiidasho leh, badan...
28/03/2026

Buluugga 🌿💙

Yaasiinka buluugga waa geed fuula (climber) oo qurux badan, leh ubaxyo buluug ah oo soo jiidasho leh, badanaa loo isticmaalo qurxinta jardiinooyinka. Waa geed cagaaran oo sanado badan noolaan kara.

Wuxuu jecel yahay qorrax toos ah iyo biyo yar, mana jecla qoyaan badan. Sidoo kale wuu u adkaystaa cimilada kala duwan
💜

  Jarooniya 🌿🌸Jarooniya waa geed ubax leh oo ur fiican leh, lehna midabyo kala duwan sida casaanka, jaallaha iyo caddaan...
28/03/2026

Jarooniya 🌿🌸

Jarooniya waa geed ubax leh oo ur fiican leh, lehna midabyo kala duwan sida casaanka, jaallaha iyo caddaanka. Wuxuu jecel yahay cimilo diiran iyo qorrax.

Waxaa fiican in la beero guga ama dayrta, wuxuuna u baahan yahay carro si fiican biyaha u sii daysa. Waa geed u adkaysta abaarta, sidaas darteed waxaa la waraabiyaa qiyaastii hal mar usbuucii.
🌿

Aan wada beeranno quruxda! 💚
03/05/2025

Aan wada beeranno quruxda! 💚

LAGUMOOD DHIRTII MAACALEESH MIDABBADEEDIYELa dagaallan, kulaylka Cimilada, iyo siigada iyo boodhka adigoo Magaladaada Ku...
08/01/2025

LAGUMOOD DHIRTII MAACALEESH MIDABBADEEDIYE

La dagaallan, kulaylka Cimilada, iyo siigada iyo boodhka adigoo Magaladaada Ku beeraya dhir u adkaysan karta Cimilada waddankeena.
🔴 Geedka

Geed hadh badan leh
☘️ - Waxaa lagu qiimeeyay liiska shanta geed ee ugu quruxda badan.....
🔸Waa mid ka mid ah geedaha ugu wanaagsan ee lagu beero qurxinta ee Baraxadaha iyo labada dhinac ee waddooyinka.

Jumaca Mubaarak Kus Sali Xabiibkeen
22/11/2024

Jumaca Mubaarak Kus Sali Xabiibkeen

SUAAL: Geedkan Magiciisa, Iyo Faidooyinkiisa Hal iyo Labo Ka dhah.
30/10/2024

SUAAL: Geedkan Magiciisa, Iyo Faidooyinkiisa Hal iyo Labo Ka dhah.

30/10/2024

Address

هرجيسا
Hargeisa

Telephone

+252637941231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfay'haa Bilicsan مشتل الفيحاء posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alfay'haa Bilicsan مشتل الفيحاء:

Share

Category