Dhaye Media

Dhaye Media like saar page-ka

14/08/2026

Qoraaga buuga cali faatax iyo aqoonyahan abdisalaan gaboobe

14/08/2026

Amiira qurux si weyn loogu saro kacay

14/08/2026

Sawda qaalib iyo habeen weyn oo hablaha hargaysa ay is arkeen wali miyaad aragtay qof ay dadku sidan u jecel yihiin

14/08/2026

Gabadh yar oo laga furfuri waayay sawda qaalib iyadoo u ahayd taageere

14/08/2026

Yartani waxaa lagu magacaabaa amira degan waxay ku nooshahay qaarada yurub waxay ka cabanaysaa nin ay wada degan yihiin gurri oo waxay leedahay qolkayga ayuu igu soo garacaa madbakha oo ay wadaagaan ama ay wax ku wada karsadaan ayuu markasta ku qabsadaa sidoo kale waxay sheegtay qolka ay ka degan tahay guriga inaanay wali asxaabteeda u soo kaxaysan sida hadalkeeda ka muuqatana waxay leedahay ninku wuxuu igu arkay inaan cidlo ahay ama rag aanay garabkayga ahayn

14/08/2026

Muuse la iska amaanayaa😅madaxweynaha keenay ictiraafka in sabab la’aan la iska mucaarido waxay iila eeg tahay qalad weyn iyo soo shidaal qaadasho mucaaridka soomaaliland ah fadxiya cabsiiye iska wado qoyan iyo dulaystahaagii maamo

09/08/2026

Difaacii qaranka oo qofa ayaa qoys yagleelay hambalyo walal Cabdisaan adiga iyo marwadaaduba

09/08/2026

Habarjeclo sidii loogu dhiibay wasiirka diinta iyo awqaafta xataa fanaaniintoodii baa cumaamada qaatay😅

Ka sarifo numberada shaashada kaaga muuqada
08/08/2026

Ka sarifo numberada shaashada kaaga muuqada

08/08/2026

Lina daadax curad dhawrsan baa tahay walal❀

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share