Bilciye Cakes & Decoration

Bilciye Cakes & Decoration Samaynta keegaga xafladaha, Macnacaanada, Sharaxaada iyo qurxinta xafladaha

02/09/2022

Asc congratulation dhamaan ardayda qalinjabinaysa ee ku xidhan boggan
Graduation cakes waa diyaar qiimo kasta oo aad u baahantahay soo dhawaada

Asc dhamaan gabdhaha sharafta badan ee ku xidhan page ka ,hadii ay ku jiraan arday barata cakes &sweets ku soo dhawaada ...
04/07/2022

Asc dhamaan gabdhaha sharafta badan ee ku xidhan page ka ,hadii ay ku jiraan arday barata cakes &sweets ku soo dhawaada dhalaalki cakes xafladaha oo ka faa'iidayta qiimo dhimista munaasibada ciida watsApp 659870122

03/07/2022
12/09/2021

Asalaamu calaykum dhamaan walaalah qalinjabinaya iyo kuwa eheladoda iyo asxaabtooduba qalinjabinayaan waxaan ugu bushaaraynaynaa inaan u samaynay qiimo dhimis congratulation cakes ah iyo waliba macmacaano kula socda oo tayo iyo quruxba leh. Idamka allah waxaan rajaynaynaa inaad nala dhadhamisaan

Cinnamon roll waxaad ka dhigan kartaa casarye ama waxaad ku darsankartaa casuumadahaaga gaarka ah hadaba ha moogaan kobt...
20/08/2021

Cinnamon roll waxaad ka dhigan kartaa casarye ama waxaad ku darsankartaa casuumadahaaga gaarka ah hadaba ha moogaan kobta macmacaanka kulmisa fadlan nalasoo xidhiidh qiimuhuna waa intaad jeceshahay iyo jeebkaaga 0634818053

CONGRATULATION CAKE
14/08/2021

CONGRATULATION CAKE

14/08/2021

Guud ahaan ardayda qalinjabinaysa 2021 waan hambalyaynayaa, gaar ahaan inta jecel damaashaadka iyo dabaaldega farxadahooda inay la qaataan eheladooda iyo asxaabtoodaba waxaanu qiimo dhimis idiinku samaynay keegagii xafladaha qalinjabinaha oo tayo leh qiimuhuna aad idiin soo dhawayndoono. Iyo waliba macmacaano kalajaadjaada oo si heersare ah la idiinku diyaarindoono insha allah.
Waan hubaa in daal badani jiro fadlan madbakh ma galikartaane soo dalbada one time tiyaara oo ay ku jirto cunto dhadhanleh lagana dhargidoono . ku soo dhawaada markale iyo marar badanba haduu adeegayagu idin soo jiito waad nala soo xidhiidhikartaan, Mahadsanidiin. 0634818053

cogratulatin cake
11/08/2021

cogratulatin cake

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilciye Cakes & Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilciye Cakes & Decoration:

Share

Category