Doog Event Management

Doog Event Management Our Event Branding & Management Services

1. Full Event Management
2. Event Branding & Promotion
4. Event Media Management
5. Event Social Media Management
6.

Doog Event Management waa Shirkad ka shaqaysa Maamulista, Agaasinka, Qurxinta, iyo Qabashada Xafladaha, Bandhigyada Shirarka iwm

We offer full Event Planing & Management Services.. Event Venue Management
7. All Photographic Services
9. Event Dรฉcor & Design
10. Event Engagement & Storytelling
& More

We Plane it,
We Manage it,
More Special

Sawiro Qaybta 1Aad Bandhiga Todobaadka Hal Abuurka Ganacsiga ๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐„๐ง๐ญ๐ซ๐ž๐ฉ๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐–๐ž๐ž๐ค ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Goobta  Martisoor Hotel Ga...
23/11/2025

Sawiro Qaybta 1Aad Bandhiga Todobaadka Hal Abuurka Ganacsiga
๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐„๐ง๐ญ๐ซ๐ž๐ฉ๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐–๐ž๐ž๐ค ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Goobta Martisoor Hotel Garowe

22/11/2025
15/11/2025
Bandhiga Dalxiiska Puntland (Puntland Tourism Festival) 2025 ayaa lagu qabanayaa magaalada Boosaaso, gaar ahaan xeebta M...
23/10/2025

Bandhiga Dalxiiska Puntland (Puntland Tourism Festival) 2025 ayaa lagu qabanayaa magaalada Boosaaso, gaar ahaan xeebta Mareero, laga bilaabo 29-ka illaa 31-ka Oktoobar 2025.
Macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan bandhigga:
Goobta: Xeebta Mareero, Boosaaso, Puntland.
Taariikhda: 29-ka ilaa 31-ka Oktoobar, 2025.







Daahfurka Shirkadda Amtel - SSC Khaatumo Waxaa si rasmi ah magaalada Laascaanood ee Xarunta Dowlad Goboleedka SSC-KHATUM...
07/07/2025

Daahfurka Shirkadda Amtel - SSC Khaatumo

Waxaa si rasmi ah magaalada Laascaanood ee Xarunta Dowlad Goboleedka SSC-KHATUMO looga daah furay shirkadda isgaarsiinta Amtel, oo bixisa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin wicitaanno tayo sare leh, internet xawaare sare leh, iyo adeegyo digital ah oo tayo sare leh.

Amtel waa shirkad isgaarsiin oo casri ah oo u heellan horumarinta isku xirka bulshada gudaha SSC-KHATUMO iyo guud ahaan Soomaaliya.

๐Ÿ—“๏ธ 06 July 2025
๐Ÿ“ŒLaascaanood, SSC-Khaatumo


Sawiro Qaybta 3aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.Event Management by:  Event Management
20/05/2025

Sawiro Qaybta 3aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.

Event Management by: Event Management

Sawiro Qaybta 2aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.Event Management by:  Event Management
20/05/2025

Sawiro Qaybta 2aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.

Event Management by: Event Management

Sawiro Qaybta 1aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.Event Management by:  Event Management
20/05/2025

Sawiro Qaybta 1aad: Xafladda Qalinjabinta Machadka Xirfadaha ee Necsom.

Event Management by: Event Management

Address

Gureeye Road Opposite New Sagal Hotel
Garoowe
HWD-ZD-268

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doog Event Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Doog Event Management:

Share

Category