Rahim Events

Rahim Events Events Plannner

11/05/2024

Guri

Guryo mataana oo si casriyeysan looga dhisay magalada Gaalkacyo

Jamacada Puntland University of Science and Technology -PUST oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaami...
06/05/2024

Jamacada Puntland University of Science and Technology -PUST oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaamij ku saabsan baarida nooca dhiiga ( Blood group test)

📸 Rahim Studio

Jamacada Global Science University oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaamij ku saabsan baarida nooca...
06/05/2024

Jamacada Global Science University oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaamij ku saabsan baarida nooca dhiiga ( Blood group test)

📸 Rahim Studio

DAAHFURKA OLOLAHA BAARISTA NOOCYADA DHIIGA EE ARDAYDA ISKUULLADDA SARRE EE JAAMACADDA PUST.Waxaa ka daahfurnay kambaska ...
02/05/2024

DAAHFURKA OLOLAHA BAARISTA NOOCYADA DHIIGA EE ARDAYDA ISKUULLADDA SARRE EE JAAMACADDA PUST.

Waxaa ka daahfurnay kambaska Weyn ee Jaamacadda PUST olalaha baarista noocayadda dhiiga ee ardayda iskuullada Sarre.
Daahfurka olalahan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maamulka iyo ardayda fasalka 12aad ee iskuullka Yamays International School.

  Xafladda Qalin jabinta Dugsiga H/dhexe ee Hooyo Habiibo - Namuudjiya Ardayda Qur'aanka dhamaysay iyo fasalka 8aad.📸 Ra...
26/04/2024

Xafladda Qalin jabinta Dugsiga H/dhexe ee Hooyo Habiibo - Namuudjiya Ardayda Qur'aanka dhamaysay iyo fasalka 8aad.

📸 Rahim Studio

04/03/2024

Raas Architects And Construction Company

Cabirka: 20m by 10m

Ku yaal magaalada Galkacyo xafada Garsoor gaar ahaan xerada kabida.

Ka kooban : 4 qol labo suuli iyo jiko.

  Xaflada Qalanjabinta🎓 Macruuf online academy📸 Rahim Studio
27/02/2024

Xaflada Qalanjabinta

🎓 Macruuf online academy

📸 Rahim Studio

26/02/2024

Xaflada Qalanjabinta

🎓 Macruuf online academy

🎬 Rahim Studio

03/02/2024

Muqaal dareen xambaarsan.

Buugga Olol.

🎥 Rahim Studio

26/01/2024

Guri Villa ah

🎬 Rahim Studio

“Waxaan diyaar kuula nahay duubista muuqalo heer sare ah iyo qurxinta maalintaada macmiil”

  Qalinjabin📸 Rahim StudioXaflada Qalin-Jabinta Dufcadii 15aad machadka darasaadka islaamka Al-Faruuq
24/01/2024

Qalinjabin

📸 Rahim Studio

Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadii 15aad machadka darasaadka islaamka Al-Faruuq

 : Guri Villa ah 📸 Rahim StudioXogta guriga: ID: T23-P-V02 07082 master room3 Qol oo jiif ah1 Qol irid banaan master ah1...
24/01/2024

: Guri Villa ah

📸 Rahim Studio

Xogta guriga:
ID: T23-P-V02 0708
2 master room
3 Qol oo jiif ah
1 Qol irid banaan master ah
1 Jiko
1 Fadhi
2 Suuli oo service ah
1: store
Parking 4 Gaari geli karto
Iyo Deyr dambe

Baaxada dhulka 30x20

Wacan village
📍Galkacyo Puntland Somalia
Contact us:
[email protected]
Www.taawer.com
Call / Whats App: +252-90-7796605 | +252-90-7708264

Address

Dhismaha Garoonka Ciyaarsoor
Gaalkacyo

Telephone

+252907942222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rahim Events posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rahim Events:

Share