Galmudug Trade Fair

Galmudug Trade Fair Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galmudug Trade Fair, Event Planner, Gaalkacyo.

Dhawaan waxaa qaban doonaa bandhiga ganacsiga galmudug sanadkiisii 2aad Fadlan halkan isha ku haay una diyaar garoow ban...
10/07/2023

Dhawaan waxaa qaban doonaa bandhiga ganacsiga galmudug sanadkiisii 2aad
Fadlan halkan isha ku haay una diyaar garoow bandhigeena oo sanadkaan xamaasad iyo xiiso gooni ah leh

Hadaa nahay bahda bandhiga ganacsiga galmudug waxaan soo dhaweyneynaa IBS Bank xaruunta uu galkacyo ka furay maantay.Wax...
22/03/2022

Hadaa nahay bahda bandhiga ganacsiga galmudug waxaan soo dhaweyneynaa IBS Bank xaruunta uu galkacyo ka furay maantay.

Waxaan u aragnaa talaabo dhanka horumarka ah o ka qeyb qaadaneysaa shaqaaleysiinta dhalinyarada iyo kobaca dhaqaalaha deegaanka

Bandhiga ganacsiga galmudug
19/03/2022

Bandhiga ganacsiga galmudug

Shahaado sharaf la siiyay dadkii ka qeyb qaatay bandhigaan
17/03/2022

Shahaado sharaf la siiyay dadkii ka qeyb qaatay bandhigaan

Waxaa hada nasoo gaaray sentar Abdihakiin Maclin Ahmed Xaflada hada si toos u sacotaa
17/03/2022

Waxaa hada nasoo gaaray sentar Abdihakiin Maclin Ahmed
Xaflada hada si toos u sacotaa

Gudoomiye ku xigeenka degmada galkacyo o booqanaya ganacsatada kasoo qeyb galay bandhiga
17/03/2022

Gudoomiye ku xigeenka degmada galkacyo o booqanaya ganacsatada kasoo qeyb galay bandhiga

Qaara ka mid ah ganacstada ka qeyb galeysa bandhiga
17/03/2022

Qaara ka mid ah ganacstada ka qeyb galeysa bandhiga

Waxaa hada nasoo gaaray agaasimaha wasaarada ganacsiga iyo warshaaha dowlada galmudug Mudane zakariye caweer
17/03/2022

Waxaa hada nasoo gaaray agaasimaha wasaarada ganacsiga iyo warshaaha dowlada galmudug
Mudane zakariye caweer

Waxaa hada nasoo gaaray gudoomiye ku xigeenka degmada galkacyo Eng:Mohamed Abdi Elmi
17/03/2022

Waxaa hada nasoo gaaray gudoomiye ku xigeenka degmada galkacyo Eng:Mohamed Abdi Elmi

Hada waxaa nagu soo biiray xildhibaan Abdirahman Cagaweyne
17/03/2022

Hada waxaa nagu soo biiray xildhibaan Abdirahman Cagaweyne

Waxaa hada bilaabanaya bandhiga ganacsiga galmudug O maanta laga daahfurayo magaalada galkacyo e caasimada gobolka mudug...
17/03/2022

Waxaa hada bilaabanaya bandhiga ganacsiga galmudug
O maanta laga daahfurayo magaalada galkacyo e caasimada gobolka mudug
Fadlan soo gaar si aad wax uga fa'ideysayo

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Trade Fair posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galmudug Trade Fair:

Share

Category