01/12/2023
_ogaysiis !
■ Ma jeceshahay inaad noqoto oo tayo leh?
■ Fadlan ku soo biir Sagal aragsan college oo aad ka heli doonto aqoon buuxda oo ku saabsan dhammaan course-yada kala duwan
■ Bishan Gudaheeda Waxaan Qaadanayna Arday Cusub Ee Hamogaanina.
✅Barashada Decoration-ka
✅Barashada Make upka
✅Barashada Xinnaha
✅Barashada Cakeska iyo macmacanka.
Location burco kaso horjeedka schoolka qasabka
063-4669678
☎️ Call number 063-4669678 065_9394284