Baros production

Baros production Baros media

26/11/2025

Waziiro dowlaha somalia
Dan Qaran

23/11/2025

Madaxwayanaha farmajo iyo xasan shiikh oo isku jawaabayaan
Yaasaxan ila fiiri

16/11/2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Galmudug Mudane Shafeec Hussein Musse ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daahfuray Aqoon iswey-daarsi ku saabsan Shabakadda Ganacsiga, Arrimaha Cuntada iyo Nafaqada.

Aqoon iswey-daarsigaan oo ay iska kaashanayaan Wasaarada Ganacsiga Galmudug iyo Shabakada SUN Movement ayaa Waxaa kasoo qaybgalay Xildhibaano katirsan Galmudug, Maamulka Dagmada, Masuuliyiin kasocota rugta Ganacsiga , Wasaaradaha shaqada ku leh arimaha Cuntada , Ganacsatada Dagmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

Aqoon iswey-daarsigaan oo qayb ka ah barnaamijka JRP oo ay gacanta ku hayso WFP ayaa diirada lagu saarayaa hormarinta nafaqada iyo xoojinta iskaashiga Ganacsiga

Hambalyo meher  iyo aroosMudane Axmed abdikriin xuseen Marwo Samiira Abdiwali  AbdullahiGoobta waa hotel jaabir plaza bo...
05/06/2025

Hambalyo meher iyo aroos
Mudane Axmed abdikriin xuseen
Marwo Samiira Abdiwali Abdullahi
Goobta waa hotel jaabir plaza bosaso
đŸ“¸xuseen Baros production

Hambalyo meher  iyo aroosMudane Axmed abdikriin xuseen Marwo Samiira Abdiwali  AbdullahiGoobta waa hotel jaabir plaza bo...
05/06/2025

Hambalyo meher iyo aroos
Mudane Axmed abdikriin xuseen
Marwo Samiira Abdiwali Abdullahi
Goobta waa hotel jaabir plaza bosaso
đŸ“¸xuseen baros

HAMBALYO MEHER MUDANE.  ENG. DAAUUD MAHAMED  ABDIRAHMANMARWO F.D. AISHA ISMAIL SIED GOOBTA WAA BEERTA NABADA ISTICMAAR H...
27/05/2025

HAMBALYO MEHER
MUDANE. ENG. DAAUUD MAHAMED ABDIRAHMAN
MARWO F.D. AISHA ISMAIL SIED

GOOBTA WAA BEERTA NABADA ISTICMAAR HOLL BOSASO
đŸ“¸xuseen baros

Hambalyo meher Mudane  Yusuf sahal xirsiMarwo   ikraan Axmed cabdiGoobta waa beerta reys Garden  holl đŸ“¸xuseen baros
09/05/2025

Hambalyo meher
Mudane Yusuf sahal xirsi
Marwo ikraan Axmed cabdi
Goobta waa beerta reys Garden holl
đŸ“¸xuseen baros

Hambalyo meher Mudane Abdirizaaq jama Marwo Najma Abdulahi Goobta waa hotel jaabir plaza bosasođŸ“¸xuseenbaros
11/04/2025

Hambalyo meher
Mudane Abdirizaaq jama
Marwo Najma Abdulahi
Goobta waa hotel jaabir plaza bosaso
đŸ“¸xuseenbaros

Address

Airport Street
Bosaso

Telephone

+252907659471

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baros production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baros production:

Share