Berbera Youth Centre

Berbera Youth Centre A modern youth center providing skills, mentorship and safe spaces for young people to learn, create and grow.

Built & Managed by Shaqodoon Organization anot-for-profit organization committed to opportunity and inclusion.

Caawa waxa Xarunta Dhalinyarada ee Berbera Youth Center ka qabsoomaya Barnaamijka Run iyo Raad – Kulankii 3aad.🕡 Waqtiga...
17/07/2026

Caawa waxa Xarunta Dhalinyarada ee Berbera Youth Center ka qabsoomaya Barnaamijka Run iyo Raad – Kulankii 3aad.

🕡 Waqtiga: Caawa, 6:30 PM
📍 Goobta: Berbera Youth Center

15/07/2026

Waxa Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center ka qabsoomi doona Barnaamijka Run iyo Raad – Kulankii 3aad.

🗓️ Taariikh: 17/07/2026
🕡 Wakhtiga: 6:30 AM
📍 Goobta: Berbera Youth Center

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxay qabanaysaa tababar ku saabsan SPSS Research Data Analysis & Classifi...
29/06/2026

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxay qabanaysaa tababar ku saabsan SPSS Research Data Analysis & Classification, kaas oo si gaar ah loogu talagalay ardayda diyaarinaysa ama difaacanaysa buuga qalin-jabinta (Thesis Defense).

Tababarkani wuxuu ka caawin doonaa ka qaybgalayaasha:
✅ sida loo diyaarsado questionnaire-ka
✅ Gelinta iyo habaynta xogta cilmi-baarista ee lagu soo uruuriyey questionnaire-ka.
✅ Falanqaynta xogta iyadoo la adeegsanayo SPSS ama Stata.

✅ Samaynta jadwallada (table) iyo garaafyada (graphs)
✅ Fasiraadda natiijooyinka cilmi-baarista (interpretation)
✅ Diyaarinta qaybta Data Analysis ee Thesis-ka

🎤 Tababarka waxa bixin doona: Ustaad Kayse Abti-doon

Si aad u hesho xog dheeraad ah iyo isdiiwaangelin, kusoo biir group-kan
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?s=cl&p=a&mlu=1

Xarunta Berbera Youth Center waxaa ka qabsoomay Tababar ku saabsan IFRS (International Financial Reporting Standards) oo...
27/06/2026

Xarunta Berbera Youth Center waxaa ka qabsoomay Tababar ku saabsan IFRS (International Financial Reporting Standards) oo ay soo qabanqaabisay Rift Valley University – Berbera.

Tababarkani wuxuu diiradda saaray kobcinta aqoonta iyo xirfadaha ka-qaybgalayaasha ee la xiriira xeerarka caalamiga ah ee warbixinta maaliyadeed (IFRS)

Gabagabadii tababarka, ka-qaybgalayaashii waxaa la guddoonsiiyay Shahaadooyin Dhammaystir, taas oo lagu aqoonsaday dadaalkooda iyo ka-go'naantooda.

25/06/2026

Ku soo dhawoow Mudane Xildhibaan Jaamac Macaf Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center.

Berbera Youth Center waa xarun u heellan horumarinta iyo kobcinta dhallinyarada magaalada Berbera, iyadoo bixisa barnaamijyo waxbarasho, tababaro iyo fursado lagu horumariyo aqoonta iyo xirfadaha dhallinyarada.

Farxad weyn ayay noo tahay booqashadaada Mudane Xildhibaan.

Mar kale, ku soo dhawoow Berbera Youth Center, Mudane Xildhibaan.

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxaa habeenimadii xalay ka qabsoomay barnaamijka “Dhambaal Macallin iyo D...
24/06/2026

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxaa habeenimadii xalay ka qabsoomay barnaamijka “Dhambaal Macallin iyo Dhugasho Arday”, kaas oo lagu dhiirrigelinayey laguna xoojinayey diyaar-garowga ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.

Barnaamijkan waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka Kobciyaha Bulshada, iyadoo ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda wacyiga, dhiirrigelinta iyo taageeridda ardayda si ay guul uga gaadhaan imtixaankooda.

Maalintii 3-aad ee Shirweynaha Ururka Youth Development and Educational Volunteer (YODEV).
24/06/2026

Maalintii 3-aad ee Shirweynaha Ururka Youth Development and Educational Volunteer (YODEV).

maalintii labaad ee shirweynaha Ururka Youth Development and Educational Volunteer (YODEV).
24/06/2026

maalintii labaad ee shirweynaha Ururka Youth Development and Educational Volunteer (YODEV).

23/06/2026

Ardayda dugsiyada sare iyo Xarunta Dhalinyarada ee Berbera Youth Center

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxa caawa ka qabsoomay Barnaamijka Dhambaal Macalin & Dhugasho Arday, oo ...
23/06/2026

Xarunta Dhallinyarada ee Berbera Youth Center waxa caawa ka qabsoomay Barnaamijka Dhambaal Macalin & Dhugasho Arday, oo ay soo qabanqaabisay Kobciyaha Bulshada.

Address

Berbera

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 16:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera Youth Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera Youth Centre:

Shortcuts

Share

Category