Ali Ahmed, Cariish

Ali Ahmed, Cariish Cariish Stadium and Restaurant, Beledwayne, Hiiraan State, Somalia

Cimrigaa dheeraadaa Timawayn Xiirmay waad arki, Cimri Cibaado leh Allah nasiiyo. Saaxiibkey Xassan Rooble iyo Majidka Kh...
28/04/2025

Cimrigaa dheeraadaa Timawayn Xiirmay waad arki, Cimri Cibaado leh Allah nasiiyo. Saaxiibkey Xassan Rooble iyo Majidka Khaalid bin Walid Toronto, isku soo noqod wanaagsan saaxiib, waad ku mahadsan tahay soo dhiweyntaada Saaxiib Qaali ah.

Guurka hala fududeeyo, haddii lamaanuhu isku qancaan. Guurka fudud ayaa khayrku ku jiraa, insha Allah
29/03/2025

Guurka hala fududeeyo, haddii lamaanuhu isku qancaan. Guurka fudud ayaa khayrku ku jiraa, insha Allah

29/03/2025

: The Shawwal crescent has been sighted at the Sudair and Tumair observatories in Saudi Arabia

Awoowe Xusseen Caddow Allah u naxariisto, Janatul Fardawsa Al aclaa Allah ugu bishaareeyo, muddo baddan ayuu xanuunsanaa...
14/03/2025

Awoowe Xusseen Caddow Allah u naxariisto, Janatul Fardawsa Al aclaa Allah ugu bishaareeyo, muddo baddan ayuu xanuunsanaa ee danbi dhaaf Allah uga dhigo, ehelkiisa, qaraabadiisa iyo dhamaan Reer Hiiraan Samir iyo iimaan Allah ka siiyo.

Aamiin Yaa Rabbi

19/01/2025
Jimco Mubaarak Family and Friends.
17/01/2025

Jimco Mubaarak Family and Friends.

06/01/2025

Walaal ka Qeybqaado Dhameystirka Dhismaha Xarunta Daryeelka Agoonta Sheekh Maxamed Macalin Xassan. Evc252 613 12 5887, Edahab252623125887

Address

Beledweyne

Telephone

+252619445454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Ahmed, Cariish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ali Ahmed, Cariish:

Share

Category