Abwaan heello

Abwaan heello Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Abwaan heello, Oslo.



🌿 Abwaan Heello – Dhaqan & Hal-abuur / Culture & Creativity
Halka dhaqanka Soomaaliyeed ku soo noolaado — suugaan, majaajilo & barnaamijyo wacyigelin ah oo dhiirrigeliya bulshada iyo farxadda. 🎭✨

“Markaad Burco taagan tahay Berbera SHiikh baa ka dhow.”
22/08/2026

“Markaad Burco taagan tahay Berbera SHiikh baa ka dhow.”


Jumca mabruuk
21/08/2026

Jumca mabruuk

20/08/2026

“Caruurnimo waa ciil laga waynaaday
Yaraantaadii maxaad dhaqan jirtay?.”

“  Magaca looga yaqaan    nala wadaag?.”
20/08/2026

“ Magaca looga yaqaan nala wadaag?.”

“Imida Geed baa markay Man bixiyaan Roobka laga saadaaliyaa?.”
19/08/2026

“Imida Geed baa markay Man bixiyaan Roobka laga saadaaliyaa?.”

19/08/2026

“Alla maxaan Reermii Mobile Dayacan sita soo arkay😂.”

18/08/2026

“Bal dhegayso gabaygan Cajiibka ah Ararta iyo sidu Abwaanku u Afeeftay oo keliya yaan wax loo dhigaaba jirin!.”

*Dadku  haduu hadhuubgaal la culay culus ku maalaayo*Canjeelada saliidale intuu cuno ma eedeene*Cantuugada bariiskiyo qa...
18/08/2026

*Dadku haduu hadhuubgaal la culay culus ku maalaayo
*Canjeelada saliidale intuu cuno ma eedeene
*Cantuugada bariiskiyo qaxwaa calaf ma moodeene
*Inta uu caruur yahay timaa k**a ciroobeen.”

Waa Gabay wacyiga maanta jira ka hadlaya waxana tiriyay Abwaan Gorgor-Cawl.

17/08/2026

Cajiib! Bal Gabaygan dhegayso iyo Abwaan Sacad Qisadan uu inala wadaagay.”

17/08/2026

“Berigaan yaraa waan boodi jiray😂”.

Adresse

Oslo
0655

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Abwaan heello legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Snarveier

Del