Sahal crypto

Sahal crypto Welcome official sahal crypto

2023/1/1 16,625$ today 2025/5/9 103,000$   Ma ii keeni kartaa maalgashi kafcnaa 10 sano ee u danbeeyay ?
09/05/2025

2023/1/1 16,625$ today 2025/5/9 103,000$

Ma ii keeni kartaa maalgashi kafcnaa 10 sano ee u danbeeyay ?

Maalmo kahor 1,385$ buu ahaa maanta waa 2500$ ayuu tagay inta aan kula taliyay in ey maal gishtaan  80% waaka heestaan W...
09/05/2025

Maalmo kahor 1,385$ buu ahaa maanta waa 2500$ ayuu tagay inta aan kula taliyay in ey maal gishtaan 80% waaka heestaan

Waqtiga wax lamaalgisho waa waqtiga adag xiliga baraaraha faaiidada labaxa

Bismillha 3/5/2025 waxaan soodhignay oo aan niri in dib bitcoin ugu laabandoonto 100$k maantana dib bey u laabatay dhama...
08/05/2025

Bismillha
3/5/2025 waxaan soodhignay oo aan niri in dib bitcoin ugu laabandoonto 100$k maantana dib bey u laabatay dhamaan inta kafaaiidesatay iyo inta qaadatay hanbalayo

🟥🟥 NB
Hagalin hana iibsan Bitcoin waqtigaan aan qoraayo qoraalka ilaa 97k dib ugu laabato oona ilaa isbuuc qiimahaas qiima ka agdhaw eyku meereesato
Kadib positive baa bilaaban doono insha Allah inta kahoreesa suuqa isha uun halagu haayo

15% 📌🎯
01/05/2025

15% 📌🎯

Waxeey u muuqataa BTC.D inuuu u dhawaaday meelaha uu kasoo daadan lahaa 66.5% insha Allah hadii uusan halakaa kasoo noqo...
30/04/2025

Waxeey u muuqataa BTC.D inuuu u dhawaaday meelaha uu kasoo daadan lahaa 66.5% insha Allah hadii uusan halakaa kasoo noqon hadii uu gudbo ugu danbeen waxuu kasoo daadan doonaa 72%

🟥 markaasna lacagaha altcoins ka waxee hali doonaan fursad dhab aha oo dhaqaaq ah Kadib waxaan dib u taxliilin doonaa lacagaheena maalgashiga ahaa

🔺🔺Ogaada bull run kaan soosocdo waxuu noqon doonaa mid Aad ugu sheekeen doontaan jiilalka danbe insha Allah 😅

29/04/2025

Bull run ka soosocdo waxaa uu noqon doonaa mid Aad ooga sheekeen doontaan jiilka danbe 😂

  +3.91% Sakay hadaad kafaaiiday hambalyo
24/04/2025

+3.91% Sakay hadaad kafaaiiday hambalyo

23/04/2025

Ma nala joogtay toddobaadkan?

Haddii aad nala joogtay, waad ka mid tahay kuwa nasiibka leh ee arkay faa’iidada dhabta ah indhahooda!
+86.79%
toddobaad gudihiis — Haa, ma aha riyo, waa xaqiiqo! Lacagta aan diiradda saarnay waxay jebisay xuduudihii oo dhan, waxayna siisaa abaalmarin weyn qof kasta oo kalsooni ku qaatay falanqaynta iyo waqtiga galitaanka saxda ah.

Dhexda suuqyada crypto-ga, fursaduhu ma yimaadaan maalin kasta, laakiin marka ay yimaadaan… waxay u yimaadaan sida tan!
Dadka waqtiga saxda ah galay maanta waxay la socdaan qiimo koraya oo maalin walba sii kacaya.

Casharka laga barto? Aad buu u cad yahay: La soco, wax baro, diyaar oo gal fursadda xigta.
Sababtoo ah faa’iidada ma aha kaliya tiro… faa’iidada waa go’aan, waa waqtiga saxda ah, iyo kalsooni ku qabka aragtida saxda ah.

  20%📊
23/04/2025

20%📊

  9.95%📊
23/04/2025

9.95%📊

  19%📊
23/04/2025

19%📊

   Maxaa dhacay isbuuca hada lagu jiray   Ma raadinaysaa fursado dhab ah oo faa’iido badan leh gudaha suuqyada lacagaha ...
23/04/2025

Maxaa dhacay isbuuca hada lagu jiray


Ma raadinaysaa fursado dhab ah oo faa’iido badan leh gudaha suuqyada lacagaha digital-ka?

Dhexdooda suuqyada isbedbeddelaya, mararka qaar waxaa soo baxa lacagaha digital ah oo awood badan leh kuwaas oo jebiya saadaasha, isla markaana keena faa’iido ka badan 20% muddo gaaban gudaheed! Haa, waxaan ka hadlaynaa fursadaha dahabiga ah ee aan la iska daawan karin — lacagaha aan sugin qof, balse si xawaare sare ah u kacaya kuwaas oo abaal marinaya cidda ka faa’iidaysata waqtiga saxda ah.

Warbixintan, waxaan kugu soo bandhigi doonaa natiijooyin layaab leh oo laga helay lacagaha digital-ka ah ee ugu waxqabadka wanaagsan, kuwaas oo koror ka badan 20% sameeyay. Is diyaari si aad u ogaato lacagaha ugu awoodda badan, iyo sababaha keenay kacistooda degdegga ah… maxaa yeelay garaadka dhabta ah ee suuqan ma aha keliya inaad gasho — waa inaad gashaa marka saxda ah!

# SUI 37.84%

Eeg sawirad oogna xiliga munaasibka ahaayeen bey wada dhaqaaqeen oo mid dib u laabtay muunan jirin

Address

Pv2 Platinum Hill Condominium, Jalan Taman Melati
Kuala Lumpur
53100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal crypto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share