iLdoogsi Events & Tourism

iLdoogsi Events & Tourism iLdoogsi Events & Tourism is a creative company based in Somalia.

Ramadan Mubarak dhammaan muslimiinta ku nool daafaha dunida Allah ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta acmaasha bisha ba...
17/02/2026

Ramadan Mubarak dhammaan muslimiinta ku nool daafaha dunida Allah ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta acmaasha bisha barakaysan ee Ramadaan.

Jummah Jameel May Allah fill your heart with peace and your life with barakah.May your duas be accepted and your worries...
02/01/2026

Jummah Jameel May Allah fill your heart with peace and your life with barakah.
May your duas be accepted and your worries eased. Ameen.

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21 November. Events & Tourism.
21/11/2025

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21 November.
Events & Tourism.

Eid Mubarak!Dhammaan macaamiisheena meel kasta oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Eid Mubarak, waxaan idiin diyaarinay...
05/06/2025

Eid Mubarak!
Dhammaan macaamiisheena meel kasta oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Eid Mubarak, waxaan idiin diyaarinay Eid Package oo aan maalmaha ciidda ugu talo galnay in aad nagula soo qaadataan farxad & rayn-rayn beerta Family Park-Dayniile.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac whatsappka +252612117772.

Ku soo dhawaada dalxiis idin raali gelin doona oo aad ku soo qaadan doontaan jawi qurux badan iyo nasiino wakhtiga aad f...
06/05/2025

Ku soo dhawaada dalxiis idin raali gelin doona oo aad ku soo qaadan doontaan jawi qurux badan iyo nasiino wakhtiga aad fasaxa ka tahay shaqada waxaa si habsami leh u socda is-diiwaangelinta adiga oo dalbanaya goobta aad rabto in aad ku soo dalxiisto fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir WhatsApps-ka +252612117772.

04/05/2025

A journey of a thousand smiles begins! iLdoogsi Events & Tourism proudly launches its first trip creating unforgettable moments, one destination at a time.

iLdoogsi Available Packages:Ku soo dhawoow gacmo furan waxaan idiin diyaarinay dhamaan packages-kii ugu haboonaa ee dalx...
23/04/2025

iLdoogsi Available Packages:
Ku soo dhawoow gacmo furan waxaan idiin diyaarinay dhamaan packages-kii ugu haboonaa ee dalxiiska maalmaha aad fasaxa ka tahay, shaqada & waxbarashada ee aad u baahan tahay in aad madaxa soo degsato adiga iyo saaxiibka ama qoyskiina, wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir numberka poster-ka ku qoran.

Waxaan daahfurnay oo suuqa Events & Tourism ku soo biiray iLdoogsi Events & Tourism oo idinka haqabtiri doona adeeg kast...
20/04/2025

Waxaan daahfurnay oo suuqa Events & Tourism ku soo biiray iLdoogsi Events & Tourism oo idinka haqabtiri doona adeeg kasta oo aad u baahan tihiin.

Address

11 Brunton Road
Birmingham
B109HY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when iLdoogsi Events & Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category