Naani Kaambo Production

Naani Kaambo Production Head of Digital & Assistant Media Officer | Somali Football Federation | Football Journalist . Abdulkadir Muse Osman

21/08/2026

Mohamed salah legenka wish stadium. 🤣

Hambalyo Naadiga Gaadiidka Oo ku guulestay Horyaalka Somali national leage sanadkaan
14/08/2026

Hambalyo Naadiga Gaadiidka Oo ku guulestay Horyaalka Somali national leage sanadkaan

Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan  🇸...
13/08/2026

Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴❤️

Wuxuu mudan yahay in loo sameeyo soo dhaweyn aan horay loo arag oo ka tarjumaysa sharafta, karaamada iyo kaalinta uu ku leeyahay taariikhda isboortiga Afrika gaar ahaan somalia oo uu kadhashay

Soo dhaweyn heer qaran ah haloo sameeyo halyeyga! 👏🏾🔥🇸🇴

13/08/2026

Waziirka xalay kubadda siduu doono ayuu ka yeelay lkn balanta ma aheyn in madaxa lesku giliyo laba qofood k*k xirfadle waziir mohamed

Somalia ma carabaa mise waa african Xalay carabtii xater waxee la haayeen omar waa carab
13/08/2026

Somalia ma carabaa mise waa african Xalay carabtii xater waxee la haayeen omar waa carab

🇸🇴 Shacabka Soomaaliyeed, aan hal meel isugu nimaadno ❤️Aan 1 Milyan oo Follow ah gaarsiino Taarikha sameeyaha Omar Abdu...
12/08/2026

🇸🇴 Shacabka Soomaaliyeed, aan hal meel isugu nimaadno ❤️

Aan 1 Milyan oo Follow ah gaarsiino Taarikha sameeyaha Omar Abdulkadir Artan uma qalmo 400k Waa Halyeey Soomaaliyeed oo cawa dunida baray waxee tahay somalia 🙏🙏

Hal follow adiga kaaga yimid wuxuu noqon karaa hal tallaabo oo 1 Milyan lagu gaaro.

👉 Follow saar, lana wadaag dadka kale! 🇸🇴❤️

🇸🇴🔥 MAGAC CUSUB AYAAN U BIXINAYNAA GEESIGA SOOMAALIYA IYO AFRICA⚽Caawa wuxuu  taariikh u sameynaya Soomaaliya iyo Afrika...
12/08/2026

🇸🇴🔥 MAGAC CUSUB AYAAN U BIXINAYNAA GEESIGA SOOMAALIYA IYO AFRICA⚽

Caawa wuxuu taariikh u sameynaya Soomaaliya iyo Afrika. 🇸🇴🌍

Bal aan isku dayno inaan u helno naanays/magac cusub oo ku habboon Omar

Magacee ayaad u bixin lahayd? 👇🔥

20/07/2026

waxee ku marsiyodaan ma wayaan tabartoodana ma ogga k*k

20/07/2026

Jugtii xalay 🤣

19/07/2026

Oo hinta kala sharaf badan ba aaaaaaaa

Address

Povey Cross Road, Gatwick
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naani Kaambo Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naani Kaambo Production:

Shortcuts

Share