Masaf Events

Masaf Events Masaf Event is event planning and Management agency based in Ethiopia.

24/04/2025

Muuqaal gaaban oo soo koobaya “Shirwaynaha dhallinyarada deegaanka soomaalida”

Waxaa ku faraxsanahay in aan naqshadeynta iyo Qurxinta guud ee Event-ga SHIRWAYNAHA DHALINYARADA DEEGAANKA SOOMAALIDA ee...
23/04/2025

Waxaa ku faraxsanahay in aan naqshadeynta iyo Qurxinta guud ee Event-ga SHIRWAYNAHA DHALINYARADA DEEGAANKA SOOMAALIDA ee maanta ka qabsoomay jigjiga in aan kala shaqeynay Hiraad Institute, Xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha DDS, iyo Golaha dhalinyarada DDS.

Nala soo xidhiidh waxaan diyaar u nahay in aan kaala shaqayno qurxinta, qaabeynta iyo mashqadeynta dhacdadaada!

Waxaa berri subaxii Madasha kullamada Jaamacadda Jigjiga ka qabsoomaysa munaasabad lagu maamuusayo Aqoonsiga Xeer-ciise ...
09/01/2025

Waxaa berri subaxii Madasha kullamada Jaamacadda Jigjiga ka qabsoomaysa munaasabad lagu maamuusayo Aqoonsiga Xeer-ciise ee Ha’ayada UNESCO u aqoonsatey Liiska dhaqamada lama taabtaanka ah.

Dhammaan qofkasta oo danaynaysa way kasoo qaybgali karaan.

24/12/2024

Muuqal soo koobaya habkii uu u qabsoomay shirwaynihii saddexaad ee daraasaadka deegaanka soomaalida, oo ay Masaf events maamulaysay.

Sawirada xafladdi daahfurka macadka HiraadHiraad Institute -planning,  -management  -designing  -photography  -videograp...
25/11/2024

Sawirada xafladdi daahfurka macadka Hiraad

Hiraad Institute

-planning, -management -designing -photography -videography

19/11/2024

Highlight: LAUNCHING EVENT.
Hiraad Institute

4the INTERNATIONAL CONFERENCE ON:"Nutrition Among pastoralist population in Horn of Africa"
24/10/2024

4the INTERNATIONAL CONFERENCE ON:"Nutrition Among pastoralist population in Horn of Africa"

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masaf Events posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category