Habeenta Aroosyada

Habeenta Aroosyada Wedding Planner

Habeynta iyo diyaarinta Aroosyadda( Hoolka Xaflada,Qurxinta aroosada mikyaajka iyo Shaashka,Cunto,Sawir qaadid, waad naga heli karta koox gabdho kaliye ah.

Good morning :)
23/04/2014

Good morning :)

06/03/2014
Ka warama
04/03/2014

Ka warama

Ha welwalin :)
04/03/2014

Ha welwalin :)

Find your dream dress that suits your body  :)
03/03/2014

Find your dream dress that suits your body :)

Waxaa nahay koox ka kooban gabdho iyo wiilal oo khabiiro ku ah habeenta iyo hagaajinta Aroosyada, waxaad naga heleysaa o...
03/03/2014

Waxaa nahay koox ka kooban gabdho iyo wiilal oo khabiiro ku ah habeenta iyo hagaajinta Aroosyada, waxaad naga heleysaa oo kaa kaalmeenkarnaa wax kasto oo u baahantahay arooskaaga. hadey ahaan laheed Hoolalka aroosyada mid kuu xiran oo dadka kuu adeegaya yihiin gabdho kaliya, hadaad rabto Hool furan beer ama,Markab.
Waad naga heleysaa gabar sawirada qaada ,dhinaca qurxintna waxaa kuu heleenaa Kofeerki oo dhan kula joogaya maalintaas iyo xinihiisa. Waxaan kaloo ku qaban qaabin karnaa xafladaha guriga sida Xinnaha, Shaash saarka, Xeerada. Waxaan kuu heli karnaa Harqaan lacag jaban kuugu tola Taashka aad jeceshahay, dharka hidaha iyo dhaqanka oo kiro ahna waan kuu heynaa.
Intaas iyo inakabadanba waxaad nooga heleysaa qiimo jaban oo ku cajabgaliya soo dhawoow.

Address

Nasr City
Cairo

Opening Hours

Monday 10am - 10pm
Tuesday 10am - 10pm
Wednesday 10am - 10pm
Thursday 10am - 10pm
Friday 10am - 10pm
Saturday 10am - 10pm
Sunday 10am - 10pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habeenta Aroosyada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share