AbdiwaliTech

AbdiwaliTech Abuuraha Mawduuca Dijitalka 🌍 Afrika ilaa Adduunka! Hal-abuur | Dhaqan | Madadaalo 🔥
Raac oo ku sii dhiirranow ✨
Iskaashi: DM

18/03/2026

Maxa iga qariseen updatekan guys please follow dheh pagekena

18/03/2026

waliga adigo suuqa marayo oo ninweyn ah ilmo yar dharkoda cida malagugu cabiray

15/03/2026

intaan arimood samee habenka isniinta ah waana caawa please folow iyo like share pageka

15/03/2026

shuute iyi shabalaal maxa kalaqabsaday please follow iyo like

05/03/2026

Waa wiil Somali ah oo la shaqaysta koox Tuugo ah oo color ah, waxana la sheegayaa in dhamaantood laga dhigay wax la dilay iyo wax la qabtay.

05/03/2026

Sarkaal h**e oo ka tirsanaa ciidamada badda
Mareykanka, Brian McGinnis ayaa si xoog ah looga saaray dhismaha Capitol-ka ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii uu sameeyay bannaanbax
ka dhan ah Israa'iil.
Wuxuu yiri:
"Ma doonayno inaan liraan la dagaallanno anagoo udagaallameyna Israa'iil."

25/02/2026

Afur wanagsan asxaabta waliga sambus iyo caano geel maku afurtay

22/02/2026

xili afurka lamagaarin ayey tiri saacada

22/02/2026

sambuus iyo canjeero oo wadasheekeysanayo

21/02/2026

waxa manta lasoqabtay sambuski umada gaska iyo labjeexa kuriday

18/02/2026

Ramadaan waa fursad ee dhinac walba uga faa'iidayso.
Muuqaalkanina waa natiijada barashada garaadka
macmalka (Al)
Koritaanka garaadka macmalka (AI) waa awood aan la dafiri karin, haddii aad ka hadhidna wax badan baad adduunka ka hadhin fdalan follow iyo like saar page kaan

Adresse

Alter Steinweg 5
Lauterbach
36341

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von AbdiwaliTech erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen