Iimaan Media

Iimaan Media iimaan media warar baahisa warar sugan. Almaalu malulah wa naxnu cabiidulah wamal xayaatu dunyaa ilaa mataacul quruur

Warar lahelaayo ayaa sheegaya in loo magacaabo Gudoomiyaha gobolka togdheer Maxamed Cabdillaahi Cabdi (Qarbooshe)Eng Qor...
27/07/2026

Warar lahelaayo ayaa sheegaya in loo magacaabo Gudoomiyaha gobolka togdheer Maxamed Cabdillaahi Cabdi (Qarbooshe)

Eng Qorbooshe ayaa kamid ahaa ragii dhidibada utaagay Xisbigda talada dalka haye ee Wadani, wxaanu kamid ahaa ragga aan isbedbedelin ee usoo dhabar adaygay guusha uu gaadhay Madaxwaynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Ciro)

Engineerku waxaa kamid ah ragga ugu go,aanka adag uguna xisbiyahansan Gobolka saaxil ,

Hadaba iyadoo la filayaa isku shaandhaynta xukuumada Somaliland dhacdo malaga yabaa inuu noqdo Maxamed Qarbooshe masuulka ugu haboon ee qaban karra jagada Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo la filayo inay dabaysha iskubedelku qaato

Bulshada Gobolka Saaxil ayaa naawilaysa digreetada Madaxwaynaha JSL inay xusuusto Engineer Qarbooshe oo kamid ahaa odayaashii halganka ee Xisbiga Wadani kuna suntanaa Guusha xisbiga ee uu kursiga ku fuulay Madaxwayne Dr Cabdiraxmaan Ciro

12/07/2026

Kulan maanta ka dhacay magaalada boorama oo lagu tageeray iin beelaha habarcafan ay talada siyaasada uu dhaba fadhistan xisbiga talada haya ee wadani

26/06/2026

DEG DEG :Dedaal Nooce ah ayuu Ku Gaadhay Genaaral Nimcaan Yusuf Cisman (Gaxnuug) in isgo 40jir Dhalinyaaro ah Madaxweynaha Somaliland uu xusho una Magacabo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ,,isgo ah Jananka Ugu Yar ee Hoogaamiya Ciidamada kala duwaan ee somaliland..

π‡π€π‘π†π„π˜π’π€ | 22/06/2026 Guddida Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Qorshaynta Qaranka ee Golaha Wakiillada Jamh...
22/06/2026

π‡π€π‘π†π„π˜π’π€ | 22/06/2026 Guddida Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Qorshaynta Qaranka ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Guddida, Mudane Maxamed Xuseen Jaamac (Raanbo), ayaa maanta kulan xog-waraysi ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi.

Kulanka ayaa qayb ka ahaa waajibaadka korjoogtaynta iyo la-xisaabtanka ee Guddidu ku leedahay masuuliyiinta Qaranka. Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddidu waxay Wasiirka ka weydiiyeen shaqada ay Qaranka u hayso Wasaaradda, qorshayaasha horumarineed iyo waajibaadka loo igmaday.

Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi ayaa si faahfaahsan uga jawaabtay dhammaan su’aalihii ay xubnaha Guddidu weydiiyeen, iyada oo warbixin ka bixisay waxqabadka Wasaaradda iyo qorshayaasha horumarineed ee horyaalla.

Tacsi:- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Nimcaan Yusuf Cisman ayaa Tacsi u diray Qayska Qaraabada Iyo ...
08/06/2026

Tacsi:-

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Nimcaan Yusuf Cisman ayaa Tacsi u diray Qayska Qaraabada Iyo Qaranka JSL oo uu ka baxay Marxuun Genaaral Yuusuf Aadan Nuur (marduuf) Hogaankii Guud Maadiifacada Ciidanka qaranka Somaliland,,

Taliyaha ayaa ku sifeeyay sarkal wanaagsan una soo shaqeeyay Qaranka in badan ilahayna uga baryay janadii fardowsa ka warabiyo, inalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.,,

Sido kale abaandulaha Ciidanka qaranka somaliland Sareeye Guuto Yuusuf iimaan Diriye ayaa ka tacsideeyay Geerida ku timid,, alle naxaariista akhiro haa ugu deeqe Sareeye guuto Yuusuf aadan marduuf,, isgo abaandulaha Ciidanka qaranka somaliland sarkalka ku amaanay inu kaalin wayn ka so qatay dhismaha Ciidanka Qaranka JSL ,, waxana uu alle uga baryay inu nolosha akhiro ugu deeqo guulo badan insha allah,, amiiin amiiin insha allah..

23/05/2026

Madaxtooyda somaliland oo uu boogtay Hogaamiinta waanagsan ee ka muqaata agaasimaha wasaaradda duulista iyo Hawda somaliland cabdirashiid cabdi jaamac,, balse ma uu qalma wasiir buuxa lo Dalacsiiyo

SIDEE LOO DHAAMAYN KARA DAGAALKA SABAABAY DHIMAASHADA EE UU DHAAXEEYA BEELAHA WALAALAHA AH EE CIISE IYO SAAMAAROON,,??? ...
03/05/2026

SIDEE LOO DHAAMAYN KARA DAGAALKA SABAABAY DHIMAASHADA EE UU DHAAXEEYA BEELAHA WALAALAHA AH EE CIISE IYO SAAMAAROON,,??? Waxa Qormadan wax ka qoray Saxaafi Mohamed Yusuf Iimaan

Mudo ku siman ila 7Bilood Xeebaha Gobalada Awdel iyo Salaal Waxa ka Tagaan Colaad iyo Dagaal sabaabay Dhimaashada Boqalal Qof ,, iyo Dhawaca Dad kale oo tiro Badan,, sido kale dagaalka Ayaa dhaawac Nolaaleed ku keenay Bulshaada Xoola dhaqatada iyo Kuwa Beeraha ku laaha dhulka ku teedsan ,, xeebaha Gobalada awdel iyo Salaal,,, oo qarkood ay dhulkaas ka qaxeen,, qarkood Tacabkogii dhibaato la gaadhsiyay,,, Anigu ka maxamed Yuusuf iimaan ahaan waxan soo jeedin laha??? IN HAB FIKIRKA KHALDAN EE ISKU DIRAY LAABADA BEELOOD WAX LAGA BADAALO MARKA H**E ,,,

Waxa kugu soo tusaale qadanya rasuulkena mohamed naxaariis badan korkiisa ha ahaate markii reer quuraysh uso baxay,. Halku arinta ka bilabay may ahayn inu dhaqaalohidii wax ka badalay,, ama Jismiiga dhalashadoda uu wax ka badalay,.xata magaalada waxba k**a badalin rasuulkena mohamed SCW SCW,, wixi uu muhiimsana ee uu dedaalkisa ka Bilaabay waxay ahayd,, hab fikirki khaladana ee reer quuraysh aaminsanyeen inu wax ka badalay,, marki uu arinka ku guulaystay isbadel dhaba dhacay ruuntii,,

waxana haboon in laabada Beelood lo saameeyo kulamo lagaga wacyigaalinyo in Colaadu Ayna Marnaba Guusha gaadhsin donin beel kaliya,, balse Tacsida Dhimaashadu laabada Aqalba Si siman uu taalo maalinkasta...

28/04/2026

Agaasimaha duulista iyo maadarada somaliland oo noqday shakhsii ka so dhalaalay kaalintii siyaasadeed ee dhaqan iyo bulsho Ee Gobalada awdel iyo salaal

14/04/2026

DEG DEG: Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Magaalada Boorama Aqoonyahaan Farxaan axmed Habaane ,,oo Noqday Masuulkii ugu Kartida Badna ee So Mara Dawlada Hoose Boorama ,, oo isga oo haya Xilka wax ka yar hal sano hadana qabtay waxqabad lagu xasuusan dono,,,oo uu dheeryahay xoghayshii xilka uga horeyay,,

Address

Boorama
Nicosia
1101

Telephone

+252618812907

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iimaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share