Somalida qurbaha

Somalida qurbaha Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Somalida qurbaha, Baden.

18/02/2022

Hallo guys i mis you😩

10/12/2021
09/11/2021

Dagal hor leh o qarxay O 3 gesood ah😹😹😹😹😹 like sara pageka part two 😹😹😹

10/08/2021

Edo maxad igu dhirbaxday iyo tiktok 😂😂😂😂🥸🥸

 .Xalay Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa Arin Mucjiso ah oo aan horay loo arag kadhigay Japan oo ay Maqaalo iyo Faalooyin ba...
08/08/2021

.
Xalay Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa Arin Mucjiso ah oo aan horay loo arag kadhigay Japan oo ay Maqaalo iyo Faalooyin badan ay tan iyo Xalay ka qorayaan Warbaahinta Caalamku kadib markii iyagoo ka qeybgalaaya Tartanka Orodada ee kasocda Dalka Japan kalana matalayey labo Dal ay isku Caawiyeen iney Kaalimaha ugu horeeya galaan.
Hadaba maxaa Dhacay!!
Xalay Waxaa Jiray Tartanka Orodka Marathonka Japan Nageeye oo Wiil Somali ah Heestana Dhalashada Holland Kaalinta 1 aadne Kula Tartamayay Eliud Kipchoge oo Kenyan ah ayaa Mar Qura Indhaha Saaray Bashir Abdi oo Somali ah Kana Socday Dalka Belgium oo ka danbeeya Kaalinta 4 iyo 5 Cariirsanaya Nageeye oo ogaa in Bashiir Lugta kaxanuunsanayey maalmihii danbe ayaa inta Dib unoqday oo Bashiir Sugay Waxuu Ku Qeyliyay Sidaan
"Bashiir Soo Orod Dhiig Isku Yeel waxyar ayaa nooga dhiman Guusha haniyad Jabin" iyo Erayo kaloo dhiiragelin ah waxana la arkayey isagoo xitaa Gacanta ugu baaqaya.
Bashiir ayaa inta Dhiiraday oo Awood aan lagu aqoon lasoo Baxay si Xowli ahn Kudhaafay dhamaan Dadkii Safkiisa kujiray iyo Lawrence Cherono oo Kenyan ahaa oo isna Kalinta 3aad kujiray.
Nageeye iyo Bashiir ayaana Sidaas Kaalmaha 2aad iyo 3aad ku kala Galay oo wada Guulaystay.
Waxa jira wax kaweyn Passport-ka/Dalkaad mataleyso iyo Deegaanka oo Soomaalida kadhaxeeya waxeyna inta badan soo ifbaxdaa markey timaado Hiilo iyo Daruuf❤🏅🏅
Caalamkii ayaa Yaabay!

W/Q/ Nuur Shariif Shaacir

07/08/2021

Aw fanax o dhiqo lugaha kula jira😂😂😂😂

07/08/2021

wa kuma mahamed ahmed (orodyahanka guusha) wax ka ogow nloshiisa♥️♥️😍😍😍😍😍

04/08/2021
01/08/2021

Arooski qarniga 😂😂😂

Adresse

Baden

Telefon

+436604841066

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somalida qurbaha erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen