Nimco nuuri

Nimco nuuri Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nimco nuuri, Limo Service, ghi Way, Kampala.

" kuwa Jaamacadaha kasoo baxay ee noloshooda oo dhan Waxbarasho galiyey aniga ayaa ka qiimo badan waayo kuwa Jaamacadaha...
13/10/2024

" kuwa Jaamacadaha kasoo baxay ee noloshooda oo dhan Waxbarasho galiyey aniga ayaa ka qiimo badan waayo kuwa Jaamacadaha kasoo baxay waa kuwa Waddooyinka ka qaylinaya iyagoo shaqo la'aan Baahsan ay hayso"..

Bilaal Bulshaawi.

Hanbalyo
12/10/2024

Hanbalyo

CMC
12/10/2024

CMC

Maanta waa maalinta caalamiga ee Kafeeyga. International Coffee DayMaka mid tahay dadyowga caalamka ku sugan ee sida maa...
02/10/2024

Maanta waa maalinta caalamiga ee Kafeeyga. International Coffee Day

Maka mid tahay dadyowga caalamka ku sugan ee sida maalinlaha u caba Kafeeyga?.

02/10/2024

Jabi jabi

I got 5 reactions and 2 replies on my recent top post! Thank you all for your continued support. I could not have done i...
02/10/2024

I got 5 reactions and 2 replies on my recent top post! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

Kaliged dumar wllsheyβ™₯️

𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐦𝐒𝐧𝐬𝐚𝐧 1- Fiqi waa halyeey shaqadiisa ka adag ❀️ saar2- Fiqi shaqadiisa waa ku fashilmay 😑 saarLet’s Go 🚨
28/09/2024

𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐦𝐒𝐧𝐬𝐚𝐧

1- Fiqi waa halyeey shaqadiisa ka adag ❀️ saar
2- Fiqi shaqadiisa waa ku fashilmay 😑 saar

Let’s Go 🚨

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay X...
25/09/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Sulub Axmed Firin.

Madaxweynaha ayaa Taliska, Hoggaanada, Saraakiisha iyo guud ahaan Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ku bogaadiyay guulaha ay ka gaareen ilaalinta nabad-galyada dalka, isaga oo ku adkeeyey ku dhaqanka shuruucda Ciidamada, si loo xaqiijiyo hufnaanta shaqo ee ciidanka.

Mukhtaar Timacadde

Bal Qiyasoo wa ayo   sidana.kkk
23/09/2024

Bal Qiyasoo wa ayo sidana.kkk

Address

Ghi Way
Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimco nuuri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category