30/06/2026
Maamulka Somali Skills Expo waxay hambalyo iyo bogaadin u direyaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xornimadda iyo midiwga shacbka Soomaaliya taas oo horseedday dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed sanadkii 1960-kii.