12/02/2026
๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐: ๐๐๐ค๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ka-qaybgalayaasha, martida sharafta leh, *maalgashayaasha, bandhigayaasha fikradaha iyo bulshada guud ahaan* in shirka la qorsheeyey inuu qabsoomo *13โ15 Febraayo 2026*, kana dhici lahaa *Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed, Masraxa Shariif Saalax,* si rasmi ah loo baajiyey (dib loo dhigay).
๐๐ผโ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐น๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฏ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ ๐น๐ฎ ๐๐ถ๐
๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ฐ๐ฑ๐ฎ:
๐ฌ๐ญ- ๐๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ๐๐๐ฝ๐-๐ธ๐ฎ
Qaar ka mid ah bandhigayaasha ayaa codsaday waqti dheeri ah si ay u dhamaystiraan diyaar-garowgooda una soo bandhigaan fikrado tayo sare leh.
๐ฌ๐ฎ-๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฟ
Qaar ka mid ah maalgashayaasha muhiimka ah ayaa codsaday in shirka dib loogu dhigo si ay si buuxda uga soo qayb galaan.
๐ฌ๐ฏ-๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐บ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต
Qaar ka mid ah madaxda iyo martida sharafta leh ee la filayey inay ka soo qayb galaan ayaa la kulmay caqabado dhanka waqtiga ah.
Ujeeddadayadu waa in aan xaqiijino in shirka uu noqdo mid tayo sare leh, isla markaana ay si buuxda uga soo qayb galaan dhammaan dhinacyada muhiimka ah.
Taariikhda cusub ee shirka waxa, gudiga ayaana soo sheegaya waqtiga ugu dhaw,,maadaama dhinacyadu isla qaadanayaan wadatashi, halkan ayaad idiinku soo gudbinaynaa ogaysiiska
Waxaan ka cudur daaranaynaa wixii dhib ah ee isbeddelkani keeni karo, waxaana uga mahadcelinaynaa dhammaan ka-qaybgalayaasha fahamka iyo taageerada ay na siiyeen
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป.
๐๐๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ป-๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ
๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ: +๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฒ๐ญ ๐ฌ๐ญ๐ฐ ๐ฒ๐ฌ๐ด๐ฐ