Yamal AlSham Hotel & Restaurant

  • Home
  • Yamal AlSham Hotel & Restaurant

Yamal AlSham Hotel & Restaurant Yamal AlSham Hotel & Restaurant ugu kaalay hoolal casri ah, kuwaas oo loo qalabeeyey in aad ku dhigato aroosyada iyo xafladaha.

waxaad sidoo kale ka heleysaa cunto dhadhan mac iyo adeeg heer sare ah. Nagala soo xariir 0611522274 ama Whatsapp No 0617338008

18/02/2026

Ramadan Mubarak 🌙🤍
Maanta waa maalintii koowaad ee Ramadan ✨
waxaa idiin diyaarinay Afur dhammeystiran:
Cuntooyin kala duwan • Family size • Fresh maalin kasta 🔥
Ku soo dhawaada Yamal AlSham Hotel & Restaurant 🌙

゚ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

17/02/2026

Bishii khayrka waa timid 🌙✨
Ku qurxi miiskaaga Afur dhadhan macaan iyo diyaarin qurux badan. Qoyskaaga ku farxad geli Afur dhammeystiran 🌙
Ramadan Package-ka Yamal Alsham waa diyaar ✨

゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚ ゚

16/02/2026

Bishii barakaysnayd iyo waxaa idinkugu talagalnay 🌙
Ka dhig miiska Afurka mid qurux badan oo dhammeystiran 🤍
Ramadan Package-ka Yamal Alsham – dhadhan iyo sharaf isku jira ✨
Dalbo maanta 📦🔥

゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚ ゚

15/02/2026

Elegance. Taste. Perfection. ✨
Yamal Alsham Cafeteria 🤍☕
Where luxury meets flavor.

゚viralシ ゚ ゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚ ゚

12/02/2026

Dhadhan casri ah, diyaarin heer sare ah 🍽️🤍
Kusoo dhawoow Yamal AlSham Hotel & Restaurant

゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralfbreelsfypシ゚viral

11/02/2026

Dhadhan heersare ah, adeeg xarago leh, iyo jawi dagan oo mar kale ku soo noqondontid 🤍☕
📍kaalay oo naso booqo maanta

10/02/2026

Farxadda macaamiisheenu waa guusheena 🤍
Cunto si xirfad leh loo diyaariyey, adiga dartaa 🍽️
Yamal AlSham Hotel & Restaurant

゚ ゚viralシ ゚

07/02/2026

Ra’yiga macaamiisheena waa waxa nagu dhiirigeliya inaan sii wanaajino adeegeena 🤍
Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida aad siisaan Yamal Alsham ☕🍴

゚ ゚viralシfypシ゚ ゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚

05/02/2026

Macaamiisheena qaaliga ah, Yamal AlSham Hotel & Restaurant
waxay kuu diyaarisay cunto macaan iyo jawi qurux badan.
Kaalay maanta oo nala wadaag waqti fiican 🍽️



゚viralシfypシ゚ ゚ ゚viralfbreelsfypシ゚viral

04/02/2026

Marka aad joogto Yamal AlSham Hotel & Restaurant Restaurant, coffee-kaagu waa mid mudan in la duubo 📸☕
Kaalay oo ku raaxayso cabitaano qabow iyo cuntooyin macaan 🤎

゚ ゚viralシfypシ゚

02/02/2026

Meel lagu nasto, lagu sheekeysto, laguna dhadhamiyo qaxwo heer sare ah ☕✨
Jawi qurux badan, iftiin deggan, iyo adeeg tayo leh
Dhamaan waan kuu haynaa

01/02/2026

🍰 Daqiiqado macaan ayaa halkan ka bilaabmay
Mini cakes-keenu waa kuwo cusub, frsh ah , oo dhadhan heer sare leh 😋
Soo tijaabi kaaga maanta.

Address

Banadir

Telephone

+252611522274

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yamal AlSham Hotel & Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yamal AlSham Hotel & Restaurant:

  • Want your business to be the top-listed Event Planning Service?

Share