Aragsan Events

Aragsan Events We believe every event tells a story - and we’re here to make yours unforgettable.

Waxaa farxad noo ah inaan agaasinno shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed.
09/12/2025

Waxaa farxad noo ah inaan agaasinno shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed.

Led screen 9x3.
09/11/2025

Led screen 9x3.

Farxad ayey noo tahay inaan qurxino munaasabada Daahfurka Mashruuca Rajo Kaaba.
07/11/2025

Farxad ayey noo tahay inaan qurxino munaasabada Daahfurka Mashruuca Rajo Kaaba.

Waxaan kuu heynaa   tayadeedu sareyso.Noogu imaaw cabirki aad doonto iyo qiimo ku raali giliya.Munaasabadda Xarig-jarka ...
26/10/2025

Waxaan kuu heynaa tayadeedu sareyso.
Noogu imaaw cabirki aad doonto iyo qiimo ku raali giliya.

Munaasabadda Xarig-jarka koronta galinta goobaha caafimaadka dadweynaha.

Ministry of Energy and Water Resources Somalia.

Farxad weyn ayey noo tahay inaan agaasinno habeenka DanQaran oo raisul wasaaraha JFS suaalo ku weydiinayeen bulshada Soo...
21/10/2025

Farxad weyn ayey noo tahay inaan agaasinno habeenka DanQaran oo raisul wasaaraha JFS suaalo ku weydiinayeen bulshada Soomaaliyeed.

Cabirka Kasta oo shaashad ah ee aad ubaahato waxaa kuu heyso Aragsan Events.
04/10/2025

Cabirka Kasta oo shaashad ah ee aad ubaahato waxaa kuu heyso Aragsan Events.

Farxad ayey noo tahay inaan agaasinno Munaasabadda Daahfurka Xajka 1447/2026 & Xeritaanka Xajkii 1446/2025.
04/10/2025

Farxad ayey noo tahay inaan agaasinno Munaasabadda Daahfurka Xajka 1447/2026 & Xeritaanka Xajkii 1446/2025.

Aragsan waxey kaa caawin doontaa wax walbo aad uga baahan tahay dhacdadaada.
28/08/2025

Aragsan waxey kaa caawin doontaa wax walbo aad uga baahan tahay dhacdadaada.

Address

Maka Almukarama Road, Adani Tower
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aragsan Events posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category