Abdirahman Subkane

Abdirahman Subkane Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed
"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasadda dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Follow me mahadsanidiin.

29/11/2025

Kalmadii Aan Ka.Jediyay Olalihii Degmada Karaan
Ee urur siyasadedka Madalsan Party.


๐Ÿค
Abdirahman Subkane

23/11/2025

Ururka Madalsan Party wuxuu aaminsan yahay awoodda shacabka, waxaana naga goโ€™an inaan dadka u tagno, oo albaabada garaacno, dhageysanno baahidooda, una matalno danahooda.

Walaalayaal, codkiinnu waa furaha isbeddelka. Taageeradiinna u hibeeya Musharrixiinta Madalsan.

02/11/2025

Raja Cusub Baan Arkaa
Dadalkii Oo Guleestay Baan Arkaa
Hamigoo Hirgalay Baan Arkaa

24/10/2025

Musharax Abdirahman Muqtaar Subkane oo ka jawaabay suโ€™aalihii bulshada Yaqshid

Kulankii suโ€™aal-weydiinta ayaa ka dhacay xarunta Madalsan Party โ€“ qaybta Yaqshid, halkaas oo bulshada deegaanka ay si toos ah u soo bandhigeen suโ€™aalaha ku saabsan horumarinta dhalinyarada, amniga, iyo adeegyada bulshada.

Waxaan maanta la wadaagay jawaabo daacad ah oo ku saleysan waayo-aragnimo, qorshe iyo himilo aan u hayo bulshada Yaqshid.
Tani waa Qaybta 1aad (Part 1) ee barnaamijka suโ€™aal-weydiinta โ€” qaybaha kale ee xiga waa diyaarinta, waxaana lagu soo bandhigi doonaa si joogto ah inshaa Allaah.

Ujeeddadu waa: In codka shacabka uu noqdo cod wax beddela.

โ€™aalWeydiin

22/10/2025

Waxaa Sharaf Wayan ii ah in aan Kulan kula Qaato xarunta Madalsan Party Bulshada Degmada Yaaqshiid Gaar Ahaan dhalinyarada Waxbaratay ee ku nool waaxda Heegan Ee Degmada Yaaqshiid

Dhawaan Fillo Waydiimaha Dhalinyarada Waxbaratay Ee Waaxda Heegan Oo Dhameestiran insha,Allaah.

17/10/2025

Waxan Cawa si Kadis ah u kulanay Qaar ka mida aqoon yahanada Soomaaliyeed
Zakaria Ahmed Mohamoud oo aan suโ€™aalo dhowr ah uga jawaabay kuna Saabsaneed Doorashadeyda Xildhibanimo iyo guulaha Xisbiga Madalsan Party uu gaaray

14/10/2025

๐Ÿ—ณ๏ธ Doorashada "Qof iyo Cod" ee la sugayay muddo dheer waxay si rasmi ah u qabsoomi doontaa 30-ka November. Waa maalin taariikhi ah, waa fursad dhallinyarada, haweenka, iyo shacabka guud u furmeysa inay codkooda ku muujiyaan jihada dalka.

๐Ÿ’ช Waa waqtigii la muujin lahaa bisayl siyaasadeed, midnimo, iyo kalsooni.
โšก Codkaagu waa awooddaada โ€“ ha ka maqnaan goobta doorashada!

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

โ€ข ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Calanka buluugga ah waa astaan mideysa qalbiyada ummadda Soomaaliyeed.โ€ข โ€œXiddigta shanta gees leh waxay iftiimisaa ...
12/10/2025

โ€ข ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Calanka buluugga ah waa astaan mideysa qalbiyada ummadda Soomaaliyeed.
โ€ข โ€œXiddigta shanta gees leh waxay iftiimisaa rajo, midnimo iyo qaranimo.โ€
โ€ข โ€œMarkuu calanka Soomaaliyeed hirayo, waa astaanta sharaf, karaamo iyo dal-jacayl.โ€
โ€ข โ€œCalanka Soomaaliyeed ma aha kaliya maro la taago, waa calaamad dhiig iyo halgan lagu helay.โ€

Balse maanta waxaan ka tacsiyeynayaa in maanta soocial media-ha safiican looga dareemin Hambalyada maalinta calanka Soomaaliyeed maxaayeelay maalmaha calamada maamul gobaleedyada loo dabaaldago aad iyo aad ayaa looga dareemaa baraha bulshada.

Soomaaliyeed qaranka aan wada ilaashano

11/10/2025

Hadal jeedinta gudoomiyaha Ururka Madalsan xaruntiisa degmada yaaqshiid. ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ:๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ(๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐˜‚๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ).

Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasada dalka iyo d...
10/10/2025

Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed
"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasada dalka iyo dadka soomaaliyeed. Follow me mahadsanidiin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Subkane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share