25/06/2023
Soomaaliya oo 63 jirsatay!
Sannad-guuro wacan dhammaan bulshada Soomaaliyeed.
Caawa oo kale, 26-June-1960-kii ayaa ah dharaartii xornimada Gobollada Woqooyi ay ka qaateen Guumaystihii Ingiriiska, kaas oo Calanka astaan Soomaali u ah laga taagay Beerta Xorriyada ee Hargeysa.
Mar kale, hambalyo iyo boggaadin ayaan u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay ku sugan yihiin, waxaana Alle ka rejaynaynaa in sannadkan kiisa kale innagu gaarsiiyo dalkeena oo nabad iyo barwaaqo ah.
Entertainment website