Cali Xidig

Cali Xidig Follow me

11/08/2026
26/06/2026

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa lagu soo dbaweeyay dalka Kuwait, halkaas oo la filayo in uu dhexdhexaadiyo kulanka u dambeeya ee horyaalka Kuwait ee dhexmaraya Kuwait SC vs Al-Qadsia kaas oo dhacaya 29ka June 2026 sida uu sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalkaas.

Cartan ayaa sidoo kale Bisha August ku qoran dhexdhexaadinta UEFA SUPER LEAGUE ee u dhaxeeya Naadiyaasha PSG vs Aston Villa sida uu sheegay Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252683813805

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Xidig posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Xidig:

Shortcuts

Share