Nuur’a Event Services

Nuur’a Event Services Qurxinta aroosyada,Shirarka iyo munasabada ��

09/03/2026

Nuur’a Event Services waxay si Qurux leh uga qayb qaadanaysaa Bandhiga Carwada Haweenka Jubbaland!

Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid nahay shirkadaha ka qayb galaya bandhigan muhiimka ah ee lagu taageerayo horumarka, hal-abuurka iyo ganacsiga haweenka Jubbaland.

Kaalay naso Booqo si aad u aragto adeegyada kala duwan ee ay bixiso Nuur’a Event Services diyaarinta xafladaha, qurxinta goobaha, abaabulka munaasabadaha iyo adeegyo kale oo xirfad leh.

Kaalay oo nala kulan, nala wadaag fikradahaaga, isla markaana ogow sida aan uga dhigi karno munaasabaddaada mid gaar ah oo la xasuusan doono.

28/10/2025
Waxan ku faraxsanahay Anagoo ah bahda Nuur’a Event Services   inaan abaalmarinno guddoonsiino dhalinyarada dadaalka iyo ...
20/09/2025

Waxan ku faraxsanahay Anagoo ah bahda Nuur’a Event Services inaan abaalmarinno guddoonsiino dhalinyarada dadaalka iyo himilada leh ee kooxaha Al-Xayaat FC iyo Raadsan FC oo galabta loo soo gabagabeeyay horyaalka heerka 4-aad ee Jubbaland.

Waxaa nahay kambani ka shaqeeya sharaxida aroosyada iyo agaasinka gobaha xafladaha.

Xog-haya Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Mudane Abdifatah Daahir aya qiray kaalinta wayn ee ay ka geesteen company nuura Event services Sido kale lo baahanyahy ganacsiyada kale inay ku daydaan.

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan maanta soo dhaweyno siyaasi Bisle, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada qiima...
17/09/2025

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan maanta soo dhaweyno siyaasi Bisle, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada qiimaha iyo aragtida fog ku leh.

Kulankan aya aha mid so dhaweentiisa aad u sareeso aya waxa wada ciyaaray koox matalaysay xidigaha magalada kismayo iyo Kooxda Jilib Fc, Ciyaarta waxay guusha raacday kooxda Siyaasi Bisle matalaysay.

Nuur’a Event Services waxay diyaar kula tahay inad kala qayb qadato Malmaha farxada so dhaweenta Sido kale sharaxida Aroosyada iyo agaasinka gobaha Xafladaha

Address

Calanley
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur’a Event Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category