Universal College

Universal College A specialized higher college for learning languages and computer sciences in the Hargeisa.

Hambalyo dhammaan ardayda reer S/land, gaar ahaan Universal College munaasibadda aqoonsiga somaliland awgeed  iskuulku w...
26/12/2025

Hambalyo dhammaan ardayda reer S/land, gaar ahaan Universal College munaasibadda aqoonsiga somaliland awgeed iskuulku waa fasax Sabti iyo Axaddaba sida dawladdu ku dhawaaqday dabbaaldegyada awgood.

welcome with open hand.....ku soo dhawaada gacmo furan iyo qiimo aan ku eryayn!
29/11/2025

welcome with open hand.....ku soo dhawaada gacmo furan iyo qiimo aan ku eryayn!

01/10/2025

Iskuulku wuxuu qaadanayaa arday qaybta Englishta bishan 10aad,waana heerwalba wakhtiguna waa galab iyo habeenba, haddaba haddii aad doonayso English aad degdeg u barato ugu soo hagaag iskuulka oo ku yaalla dhinaca galbeed ii Dugsiga Sh. Cali Cismaan(EX RIIS) ee saldhigga new Hargeisa u dhow ama ka soo horjeedka fooqa INDHA CASE, Waana dhismaha uu ku jiro mac-hadka Al-Risaala..ama nagala soo xidhiidh whatsupka: 252 063 4428458.

05/09/2025

XUSUUSIN:
Ardaydi la qoray fasalka cusub(English wiilal 6:30pm),waxay furmaysa xisaddu Isniinta habeenka salaasadu so galayso.

01/09/2025

Ku soo dhawow bishan :
Fasal Eng. Bilow ah (wiilal 6:30pm) iyo xisaab(hablo 3:30pm)
Offlinkii iyo onlinkiina waa diyaar

13/08/2025

STUDENT OF THE WEEK:
Isra Deik Eidid has become the most brilliant girl in the school, after she had succeeded highly in the last English language test taken from the whole students!!!...so she was recognized " The student of the week".

05/08/2025

UNIVERSAL COLLEGE(ONLINE PART):

OGAYSIIS: 05/08/25.
Waxaanu ogaysiinaynaa ardayda diiwaan gashan iyo ciddii kale ee nagala soo xidhiidhay whatsupka in Caawa 8:45pm saacadda Bariga Afrika loo soo diridoono intii suurtogal ah link khadka Zoomka ah si ay uga qayb qaataan kulan xiisadeed tijaabo ah oo ay nagu waydiin karaan macluumaad ku saabsan onlinka guud ahaan ama luuqadda Englishta gaar ahaan. Xiisaddaas oo free ah waxay bilaabmaysaa 9:00pm , rubuc saac kaddib marka linkiga la soodhigo(insha Allaah), waxana laga yaabaa in dhowr habeen aannu tijaabadaa samayno inta aanay xiisaduhu rasmi u bilaabmin.
Qofka isdiiwaan galinaya waxa kulankaa uu ka heli doonaa macluumaad ku saabsan qaabka iyo lacagta(feega).

Allaa mahad leh.

Qaybta Onlinka ee Universal college:Si laguugu faahfaahiyo sida loo dhiganayo iyo shuruudaha lagaaga baahanyahay, nagala...
29/07/2025

Qaybta Onlinka ee Universal college:
Si laguugu faahfaahiyo sida loo dhiganayo iyo shuruudaha lagaaga baahanyahay, nagala soo xidhiidh whatsupkan: 2520634428458.
Mahadsanidiin.

27/07/2025

Qaybtii onlineka eed sugayseen waa diyaar Alxmlilaah...faahfaahinteedana nagala soo xidhiidh whatsupka: 2520634428458. ama soo booqo xarunta iskuulka oo ku taalla galbeedka iskuulka RIIS , ama koonfurta xarunta dawladda hoose ka soo horjeedka fooqa indhacase ,dhismaha uu ku jiro mac-hadka Alrisaala.

Xarunta cusub ee dugsigu waxay ku taallaa galbeedka iskuulka RIIS ee saldhigga newHargeisa ka danbeeya, ka soo horjeedka...
12/07/2025

Xarunta cusub ee dugsigu waxay ku taallaa galbeedka iskuulka RIIS ee saldhigga newHargeisa ka danbeeya, ka soo horjeedka fooqa indha Case ee hawdka dawladda hoose, Wuxuuna ku dhex yaallaa dhismaha uu ku jiro Mac-hadka Al-RISAALA.

29/06/2025
Ku soo dhawaada waxbarasho tayo leh inta ay diiwaangalintu socoto.
15/06/2025

Ku soo dhawaada waxbarasho tayo leh inta ay diiwaangalintu socoto.

Address

Anaha Riyaha Street
Hargeisa

Telephone

+252634428458

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Universal College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Universal College:

Share