Yagleel Event Management

Yagleel Event Management Yagleel is a leading Event Management CO, that specializes in planning and organizing various events.

About Us Yagleel Event Management is a leading event management company that specializes in planning and organizing various events, including weddings, corporate events, product launches, and more. The company has a clear vision and mission that guides its operations and helps it achieve its goals.

Yagleel Event Management waxa  kuugu diyaara  LED Screen HD oo tayo sare leh, kuna habboon munaasabad kasta. ✨Haddii ay ...
16/08/2026

Yagleel Event Management waxa kuugu diyaara LED Screen HD oo tayo sare leh, kuna habboon munaasabad kasta. ✨

Haddii ay tahay xaflad, shir, munaasabad ganacsi, bandhig ama event gaar ah, Yagleel Event Managemen waxa kuugu diyaarina LED Screen HD ah Maalin iyo habeen loogu tala galay si munasibadaadu u noqto mid si gaara loo xasuusto.

πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 3225445

Yagleel Event Management ayaa si xirfad leh u qabatay xadhig-ka-jarka iyo diyaarinta munaasabadda furitaanka rasmiga ah ...
16/08/2026

Yagleel Event Management ayaa si xirfad leh u qabatay xadhig-ka-jarka iyo diyaarinta munaasabadda furitaanka rasmiga ah ee Koon TV.

Yagleel Event Management mar walba waxa ka go’an inay macaamiisheeda u soo bandhigto adeeg tayo sare leh, qorsheyn hufan iyo shaqo xirfad leh, si munaasabad kasta ay u yeelato muuqaal iyo khibrad xusuus mudan yagleel ayaa kuu diyaara marwalba.

πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 3225445

Xafladii Bandhigga Buugga Guusha Gabadha iyo Sawda Qalib oo ay idiin Qurxisay Yagleel Event Management. **Yagleel Event ...
15/08/2026

Xafladii Bandhigga Buugga Guusha Gabadha iyo Sawda Qalib oo ay idiin Qurxisay Yagleel Event Management.

**Yagleel Event Management β€” We Create Experiences.**

**✨ YAGLEEL LED POSTER – Xayeysiin Casri ah, Muuqaal Soo Jiidasho Leh!**Yagleel Event Management waxay hadda kuu haysaa ...
11/08/2026

**✨ YAGLEEL LED POSTER – Xayeysiin Casri ah, Muuqaal Soo Jiidasho Leh!**

Yagleel Event Management waxay hadda kuu haysaa **LED Poster Screen** oo ku habboon xayeysiinta iyo munaasabadaha kala duwan.

Waxaan ku adeegnaa:
πŸ“’ **Xayeysiinta munaasabadaha & ganacsiyada**
πŸŽ₯ **Live Display & muuqaalka dhacdada**
πŸ’Ό **Branding & promotion**
πŸ’ **Aroosyada & xafladaha**
🏒 **Conferences, launches & exhibitions**

✨ **HD Display | Bright & Clear | Professional Setup**

Haddii aad rabto in munaasabaddaada ama brand-kaagu **si muuqata uga dhex muuqdo dadka**, nala soo xiriir.

πŸ“ž **+252 63 3824616**
πŸ“ **Yagleel Event Management – Hargeisa**

**Yagleel β€” We Plan. We Design. We Deliver.**

**Saamilayda Daljir & Wadaag Bank 🀝✨**Xafladda **Saamilayda Daljir ee Wadaag Bank** β€” qurxintii iyo qaban-qaabadii **Yag...
10/08/2026

**Saamilayda Daljir & Wadaag Bank 🀝✨**

Xafladda **Saamilayda Daljir ee Wadaag Bank** β€” qurxintii iyo qaban-qaabadii **Yagleel Event Management**.

**Yagleel Event Management β€” We Create Experiences.**

Gala Night. Xafladda xidhitaanka usbuuca qurba-joogta Somaliland iyo Qurxintii , Qaban Qaabintii Yagleel Event Managemen...
09/08/2026

Gala Night. Xafladda xidhitaanka usbuuca qurba-joogta Somaliland iyo Qurxintii , Qaban Qaabintii Yagleel Event Management

Yagleel Event Management waxay ku takhasustay Qurxinta iyo Qaabaynta Munaasabadaha, iyadoo munaasabad kasta loo sameeyo ...
08/08/2026

Yagleel Event Management waxay ku takhasustay Qurxinta iyo Qaabaynta Munaasabadaha, iyadoo munaasabad kasta loo sameeyo muuqaal qurux badan, oo si gaar ah ugu habboon baahida iyo rabitaanka macmiilka. 🀍✨

πŸ“ Hargeysa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 3225445

Yagleel Event Managament Waxay kuu naqshadaynaa goob aroos oo aad u  qurux badan iyo habayn  heer sare ah loo diyaariyay...
06/08/2026

Yagleel Event Managament Waxay kuu naqshadaynaa goob aroos oo aad u qurux badan iyo habayn heer sare ah loo diyaariyay.

✨ Yagleel Event Management – Qurux, Hal-abuur iyo Kalsooni.

Elegant Chairs for Elegant Events.πŸ“ž Book Now 63 3824616 ama 0633225445
05/08/2026

Elegant Chairs for Elegant Events.

πŸ“ž Book Now 63 3824616 ama 0633225445







Yagleel Event Management  Waxa kuugu diyaara  Green Carpet (Roog) tayo sare leh oo munaasabaddaada siinaya muuqaal soo j...
04/08/2026

Yagleel Event Management Waxa kuugu diyaara Green Carpet (Roog) tayo sare leh oo munaasabaddaada siinaya muuqaal soo jiidasho leh iyo bilic heer sare ah.

πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 3225445

Address

Darasalam Mall, Dhinaca Galbeed Ee Wasaaradda Arimaha Dibadda, Area Sha'ab
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:10
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+252633824616

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yagleel Event Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yagleel Event Management:

Shortcuts

Share

Category