Bashiir Ismacil Hirsi

Bashiir Ismacil Hirsi Uugu kaalay mada daalo iyo macluumad ku anfacaya

Sawirkani wuxuu ka tarjumayaa deegaan reer miyiga Soomaaliyeed, halkaas oo dadku si dhow ugu noolyihiin deegaankooda dab...
09/09/2024

Sawirkani wuxuu ka tarjumayaa deegaan reer miyiga Soomaaliyeed, halkaas oo dadku si dhow ugu noolyihiin deegaankooda dabiiciga ah.

Dhulka waxaa ka muuqda bannaan dhulka hawdka ah oo leh geedo asaasi ah oo kala daadsan iyo guryo dhaqameed laga dhisay agabka deegaanka laga helo.

Dadka deggan deegaanka waxay ku mashquulsan yihiin nolol maalmeedkooda—haweenka oo biyo soo dhaansanaya, carruurta oo ciyaaraysa, iyo caruurta oo geel iyo ari dhaqanaysa.
Waxaad arki kartaa deegaanku inuu yahay mid deggan oo qorraxdu si naxariis leh u ifineyso, taasoo muujineysa isku xirnaanta u dhexeysa nolosha dadka iyo bey'adood.

Nolashan ma ku soo kortay mise ciyaalo caano boodha tahay-?

07/09/2024

Mowduuceena caawa(1)
Ku saabsan:nolasha

Dabeecadahan badal sanadkan

1:Hala saaxiibin cabdi qasaarayasha
2:jimiicsi samee maalin walba
3:Hala noolaan tagtadii
4:Jooji dib u dhigashada
5:cunto fiican cun oo caafimad qabta

07/09/2024

Asc dhaman bahda aanu halkan ku wadaagno saxiibtinimada(friends) iyo kuwa inagu soo biiri doonaba waxa aan idin ogaysin laha in aan halkan ku soo gudbin doono wixi aan wax ka fahansanahay,sida Dhaqankeena suuban,Diinta,nolasha iyo waxyabo lamida

So dhawaada.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashiir Ismacil Hirsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashiir Ismacil Hirsi:

Share