Coresight communications

Coresight communications Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Coresight communications, Event Planner, Aayardega, Jijiga.

We help businesses, organizations, and individuals grow through branding, marketing, paid advertising, event management, and digital strategy.

📞Contact us: +251909955673
📍Location: Aayardega, Jigjiga, Ethiopia

Soonqaad wanaagsan, barakada bisha barakaysan kumannaanka uu Eebbe u naxariisto, ee uu u danbi dhaafo ha inaga yeelo
17/02/2026

Soonqaad wanaagsan, barakada bisha barakaysan kumannaanka uu Eebbe u naxariisto, ee uu u danbi dhaafo ha inaga yeelo

Bahda Coresight communications  waxay hambalyo u direysaa dhamaan shacabwaynaha deegaanka soomaalida munaasabadda xuska ...
23/01/2026

Bahda Coresight communications waxay hambalyo u direysaa dhamaan shacabwaynaha deegaanka soomaalida munaasabadda xuska sanad guurada 33 ee aasaaska dawladda degaanka soomaalida.

Sannad Nabad iyo Badhaadhe alle haka dhigo ❤️

22/01/2026

Muuqaal gaaban oo soo koobaya qaabka uu u qabsoomay maalinki labbaad ee Shirwaynaha Dhalinyarada Deegaanka Soomaalida.

Maalintii Labaad ee Shirwaynaha Dhalinyarada Deegaanka Soomaalida oo si habsami leh usoo gabagaboobay
21/01/2026

Maalintii Labaad ee Shirwaynaha Dhalinyarada Deegaanka Soomaalida oo si habsami leh usoo gabagaboobay

21/01/2026

Muuqaal kooban oo soo koobaya maalinkiii koobaad ee shirwaynaha dhallinyarada deegaanka oo aan ka shaqaynaynay.

Maalinti koowaad ee shirwaynaha dhalinyarada deegaanka soomaalida
20/01/2026

Maalinti koowaad ee shirwaynaha dhalinyarada deegaanka soomaalida

Behind every successful moment, there’s a focused team at work.Coresight in action 🤍
20/01/2026

Behind every successful moment, there’s a focused team at work.
Coresight in action 🤍

Bahda Coresight, waxa ay idiinku hambalyaynayaan curashada sannadka cusub; dhammaan macaamiisheenna iyo bah wadaagteenna...
31/12/2025

Bahda Coresight, waxa ay idiinku hambalyaynayaan curashada sannadka cusub; dhammaan macaamiisheenna iyo bah wadaagteenna waxa aan u rajaynaynaa sannad suubban!

Laga bilaabo branding ilaa video & photography —wax walba hal meel ayaad ka helaysaa.📩 Nala soo xidhiidh maanta.
28/12/2025

Laga bilaabo branding ilaa video & photography —
wax walba hal meel ayaad ka helaysaa.
đź“© Nala soo xidhiidh maanta.





Maaraynta iyo maamulidda madalaha waawaynWaxa aan dareennay dhibaatada qaban qaabin la’aanta, iyo qorsha xumada, ee mada...
18/12/2025

Maaraynta iyo maamulidda madalaha waawayn

Waxa aan dareennay dhibaatada qaban qaabin la’aanta, iyo qorsha xumada, ee madalaha, kulammada, iyo xafladaha deegaanka hadheeyay, dabadeedna waxa aan go’aansannay in aan xal u keenno mushkiladdaa bulsheed ee la xidhiidha qabsoomidda madallaha.

Waxa aan billownay adeeg ugub ah oo maamulidda kulamada, isuguna jira: qorshaynta h**e ee qabsoomidda iyo doorashada nooca ay noqon xafladdu, oo ah kammid tahay, maaraynta madasha gabi ahaan ba, laga billaabo, diyaarinta naqshadda xafladda ama summadaynta (Event branding), xayeysiinta iyo suuq-geynta, naqshadaha baraha bulshada, daabacaadda walxaha suuq gaynta, diyaarinta iyo habaynta goobta dhacdada, iyo sidoo kale sawir-qaadista iyo duubista muuqaalka. diyaarinta isku dubbaridka adeeg dhammaystiran; qorshayn, qabanqaabin illaa qabasho.

Kuwani waaa qeyb ka mid ah mashaariicdii events ka (Event projects) ee aan horay ula fulinnay jaamacadaha, machadyada, hay’adaba iyo xarumaha dowladda, iyo ururrada aan dowliga ahayn (NGOs), iyo maktabadaha dadwaynaha.

Graphic Design ku, waa farshaxan isku dhafa qoraal, hummaag iyo fikrad, si loo naqshadeeyo fariin toosan oo si cad u gaa...
08/12/2025

Graphic Design ku, waa farshaxan isku dhafa qoraal, hummaag iyo fikrad, si loo naqshadeeyo fariin toosan oo si cad u gaadha dadka, yoolkana abbaarsan, si sahlanna loo fahmi karo. Waa habka loo adeegsanayo midabbada, farta, sawirrada, iyada oo qaab dhismeed gooni ah oo hal abuur leh loo sameeyo si natiijo loo gaadho.

Graphic design ku in loo isticmaalo naqshadeynta suuq-geynta ee baraha bulshada waxa uu ka dhigayaa mid si sahlan loo fahmo, waxa uu qurxinayaa hab u gudbinta farriinta iyo meel fog gaadhsiinta fikradda. Waa na mid muhiim u ah, xarumaha, haayadaha iyo ganacsiyada, sababta oo ah waxa uu ka saacidayaa: kor u qaadista summadda iyo haybta (Brand identity) iyo wacyiga sumadda (Brand awareness) waxa uu ka dhigayaa farriinta mid si sahlan loo fahmo.

Mudadii aan ka shaqaynaynay naqshadeynta suuq-geynta ee baraha bulshada waxa aan ku dhisnay wacyiga dadka ee la xidhiidha naqshadaynta, waxa aannuna ka qayb qaadannay is gaadhsiinta dadka iyo gudbinta farriimaha macaamiishannada, haayado, jaamacado, ganacsiyo, iyo xafiisyo dawladeed.

Kuwanina waa qayb kooban oo kammid ah muddadaas posterada iyo flyers kii aan samaynay oo si xeeldheer loo naqshadeeyay, lana dhisay faahfaafin kasta oo muhiim ah, si fudud oo nadiif ah na u gudbinaya aragtida, soona jiidanaysa indhaha dadwaynaha, isla markaana reebaya muuqaal dhaxal gal ah.

Shaqooyinkani waxay muujinayaan waayo-aragnimadeenna ku aaddan naqshadeynta suuq-geynta ee baraha bulshada sida: Instagram, Facebook, TikTok, X (Twitter), LinkedIn iyo kuwo kale.

Aan qurxinno aragtidaada, oo si habsan u gaadhsiinno dadkaaga iyo dhagaystayaashaada. Sannadka 2026 u qalab qaado oo u qoondee miisaaniyad suuqgeyn oo qorsheysan, si uu u noqdo mid guuleysta lana jaanqaada suuqa iyo tartanka ka jira dunida maanta.

Address

Aayardega
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Friday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coresight communications posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category